Madaxwaynaha Dowladda Puntland oo Kormeer ku sameeyay qaar ka mid ah Xarumaha Wasaaradaha Puntland ee Garowe.[Masawiro].

July 5, 2014 - Written by Editor

IMG_0876Garoowe:-Madaxwaynaha Dowladda Puntland Dr.Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa Maanta Kormeer rasmi ah ku sameeyay Xarumaha ay ku shaqeeyaan Wasaaradaha Puntland Xarumaha Wasaaradeed ee uu booqday Madaxwayne Dr.Cabdiwali Maxamed Cali Gaas waxaa kamid ahaa Wasaarada Amniga, Wasaarada Warfaafinta,Wasaarada Ganacsiga, Wasaarada Shaqada shaqaalaha dhalinyarada iyo Ciyaaraha Puntland,Wasaarada Haweenka,Wasaarada Qorsheynta,Hanti dhowrka Guud ee Puntland.

Sidookale waxa uu Madaxweyne Gaas booqday Xarunta Miino baarka Qaranka,Laanta Socdaalka iyo Jinsiyadaha,Taliska Ciidanka Booliska Puntland,Xarunta CID-da,waxana halkaasi uu kula kulmay masuuliyiinta Xarumahaasi,isagoona si dhab ah u xog wareystay .Kormeerkaan uu Samaeeyay Madaxwaynaha Dowladda Puntland ayaa salka ku haya u kuur galida howlaha shaqo ee ay qabtaan Wasaaradaha Puntland.

no images were found

Dhamaad-
Xafiiska Warfaafinta,Wacyigalinta,
Hiddaha Iyo Dhaqanka ee Madaxtooyada Puntland.

Leave a comment

*

Archives
July 2014
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
28293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online