Madaxweynaha DFS Xassan Sh.Maxamuud oo ka hadley weerarkii ka dhacay Villa Soomaaliya.[Video]
July 9, 2014 - Written by EditorMuqdisho:-Madaxweynaha DFS Xasan Sheikh Maxamuud ayaa waxaa uu a hadlay weerarkii galabta ay ururka Al-shabaab ku qaadeen xarunta Villa Soomaaliya, Madaxweynaha ayaa sheegay in uu ku sugan yahay Villa Soomaaliya oo uusan ka bixin waxaan uu ku nuux nuux saday in masuuli yiinya ka trsan DFS aysan ka carari doonin weerar ay ururka Al-shabaab la beegsanayaan xarumaha Dowladda Federaalka Soomaaliya.
Radiomuqdisho ayaa waxaa uu baahiyey shir Jaraa’id ee uu qabtay Madaxweynaha DFS Xassan Sh.Maxamuud ka dib weerarkii galabta ka dhacay Villa Soomaaliya
Halgan.net