Magaalada Laascaanood oo maanta si weyn looga ciiday.[Masawiro]
July 28, 2014 - Written by Editor![DSC_0366](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2014/07/DSC_0366-150x150.jpg)
Waxaana maslaha dadka latukaday sheekh Baladka Gobolka sool Sh CabdiNaasir Xaaji Axmed iyo culimada Gobolka geesta kale waxaa maanta siwayn loogu tukaday masjid jaamaca wayn ee magaalada laascaanood kaas kumanaan dad ahi ay ku tukadeen waxaana khudbada u akhriyay dad waynaha sh Shiine Cali Macalin oo dadka siwayn u dhagaysanayeen, Dadka masaakiinta aha ayaa maanta siwayn ogafaadiidays Raashinkii Zakaatul-Fidriga waxaana ay siwayn ugu duceeyeen Guud ahaan shacabkii soo caawiyay waxana ay maanta ku jiraan farxad qiimo leh,
Dadka ayaa waxa ay wateen caruurohooda iyagoo gaynaya goobaha lagu uubiyo macmacaanka waxana ay isugu hanbalyay nayeen in Ciida Ciideeda illaah barwaaqo ku gaarsiiyo waxaa maanta siwayn loogu diceeyay walaaha reer falastiin ee yuhuudu ku xasuuqayso Marinka Gaza.
no images were found
C/kariim C/laahi
Lascanod,Somalia
Lascanod,Somalia