Muqdisho oo laga xusay maalinta xorriyadda Soomaaliya [Cod/Masawirro]

July 1, 2014 - Written by Editor

1Muqdisho:-Magaala madaxda dalka Soomaaliya ee Muqdisho, ayaa waxaa  xalay  lagu qabtay  munaasabad  lagu xusayey maalintii Soomaaliya, xornimada qaadatay ee 1 da July. Munaasabaddan  ayaa waxaa  goob-joog ka ahaa: saddexda mas’uul ee ugu sarreysa hay’adaha duwladda federaalka Soomaaliya, wakiilka gaarka ah ee qaramada midoobay u qaabilsan Soomaaliya, marti sharaf kale iyo dadweyne badan.

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud, Ra’isul wasaare  C/wali Sh. Axmed iyo guddoomiyaha baarlamaanka, Maxamed Cismaan Jawaari, ayaa umadda Soomaaliyeed ugu hambal yeeyey sanad guurada 54-aad ee maalinta xuriyadda ee 1-da luulyo. Sidoo kale wakiilka gaarka ah ee QM u qaabilsan Soomaaliya, ayaa shacabka iyo dowladda Soomaaliyeed, u diray hambalyada maalinta xorriyadda Soomaaliya.

Markii la gaaray 12:00 habeennimo, ayaa waxaa la suray calanka buluugga ah ee dhexda ku leh shanta xiddig, iyadoona kooxaha baambeyda ay tumeen muusigga astaanka qaranka Soomaaliya.

no images were found

Hoos ka Dhagayso Khudbadii Ra’iisul wasaaraha DFS Cabdiwali Sh Axmed

[audio: http://k007.kiwi6.com/hotlink/t55o4q6ojz/Khudbadda_Ra_iisul_Wasaaraha_iyo_Guddoomiyaha_gobolka_Banaadir.mp3]

Somalireal/Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
July 2014
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
28293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online