Muslimiinta ku dhaqan Gaza oo bilaabay in ay ka qaxaan Gaza (Daawo)
July 13, 2014 - Written by EditorGaza:-Muslimiinta Gaza oo ay xasuuqa ku wadaan Yahuuda nacalad ha ku dhacdee ayaa bilaabay in ay ka qaxaan deegaanadooda ka dib markii ay yahuuda ugu goodisay in ay gantaalo ku duqeynayso allow u hiili Muslimiinta Falastiin adigaa awood leh.
Aljazeera.net
Halgan.net