Wasiirada haweenka iyo horumarinta qoyska Puntland oo lagu soo dhaweeyey magaalada Leicester
(July 31, 2014)
Leicester:-Waxaa maalintii shalay oo aheyd Talaado aheydna maalintii labaad ee ciidda si diiran loogu soo dhaweeyay magaalada Leicester mas’uuliyiin sare sare oo ka tirsan maamulka dowladda Puntland
Raabidada Macaahida sharciga ee Soomaaliya oo dowro maanta u furtay arday ka socota 12 Machad.[Masawiro]
(July 30, 2014)
Laascaanood:-Waxaa maanta oo ay taariikhdu 30/7/2014 ay raabidada Macaahida sharciga ah ee soomaliya ufurtay dowro socon doonta muddo 3maalmood ah arday ka socotay 12machad oo isaga kala yimi magaaloo
Madaxwaynaha DGPL oo qado sharaf u sameeyay Garaad Saleebaan Garaad Maxamed Iyo Cuqaashii la socotay.[Masawiro]
(July 30, 2014)
Garowe:-Madaxwaynaha Dowladda Puntland Dr.Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa Maanta xarunta Madaxtooyada Dowladda Puntland ee magaalada garoowe qado sharaf ugu sameeyay Garaad Saleebaan Garaad Maxamed i
Heshiis Maamul usameynta goballada dhexe (Mudug iyo Galgaduud)[Masawiro]
(July 30, 2014)
Muqdisho:-Wararka naga soo gaaraya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in la gaaray Heshiis Maamul usameynta gobalada Dhexe ee (Mudug iyo Galgaduud)waxaana heshiiska qeyb ka ahaa DFS beesha caalamka ,Maa
Shirkada barwaaqo oo 2 geela u iibisay maxaabiista iyo Mu,asasada Al-minhaa oo fulisay.[Masawiro]
(July 30, 2014)
Garoowe:-Waxaa mashruucaan maxaabiista geela loogu qalayey  loogana farxiyay boqolaal maxaabiis ah oo duruufo kala duwan ku sugan  ,mashruucaan ayaa waxaa maalgaliyay shirkada Sibirka ee Barwaaqo wa
Sidee looga ciiday magaalada Helsinki ee caasimada dalka Finland.[Masawiro]
(July 29, 2014)
Helsinki :-Kummanaan qof oo ka tirsan dadweynaha muslimiinta ah ee ku dhaqan Caasimada Finland ee Helsinki ayaa isugu soo baxay garoon nooca katiifaddu ku goglan tahay ee kubadda cagta si ay halkaasi
Hay,ada Haro oo ciidsiin usamaysay in kabdan 50 Caruur agoon ah (Masawiro)
(July 29, 2014)
Garoowe:-Hay'adda  Haro oo lagu yaqaan in ay sanadwalba usamayso caruuraha agoonta  ah iyo dadka aan waxba haysan ayaa waxay usamaysay 50 caruur ah oo agooma ah ciid siin heersare waxaana goobta ka
Sh.Shariif Dawiil oo ka bilaabay Johannesburg dowro diini ah.[Masawiro]
(July 29, 2014)
Johannesburg:-Waxaa saakay oo ahayd talaado 02da bisha shawaal oo waafaqsan 29/07/2014 ka bilaabmay masjidka imaamu shaafici johannesburg waxaa ka bilowday dowro diini ah oo uu bixinayey Sh.Shariif Da
Sidee looga ciiday magaalada Columbus ee gobolka Ohio[Masawiro]
(July 29, 2014)
Ohio:-Maanta oo ah maalin isniin ah bisha july 28, sanadka 2014 waxaa isugu soo baxay salaaddi ciidul fidriga kumanaan qof oo ka mid dad weynaha muslimiinta ah ee ku nool magaalada Columbus ee gobolka
Golaha Isutaga Masaajidda ee W/Maraykanka oo Tahniyada Ciida u diray Muslimiinta gaar ahaan Soomaalida
(July 29, 2014)
Golaha isutaga Masaajida wuxuu u dirayaa umada islaamka ah,gaar ahaan umada soomaaliyeed meel walbo oo ay joogaan Tahniyad ku aadan Ciidul Fitriga Sanadkan wuxuuna leeyahay( CiidukumulMubaarak), Sanad

« Previous PageNext Page »