
(July 29, 2014)
Minneapolis:-Kumanaan dad Soomaaliyeed ah oo ku nool magalada Minnesota ee wadanka Maraykanka gaar ahaan xaafadda ay ku badan yihiin ayaa maanta Salaadda Ciida ku tukaday Masaajidka Shaafici iyadoona Maxaa ka faa’idnay Ramadaan , Maxaase xiga Sh.Cabdiwali Xaaji Yuusuf (Daawo)
(July 28, 2014)
Finland:-Waxaan idiin soo gudbineynaa Muxaadaro qiimo leh oo uu jeediyey Sh.Cabdiwali Xaaji Yuusuf waxaana uu cinwaanka muxaadarada ahaa Maxaa ka faa'idnay Ramadaan , Maxaase xiga ? Hoos ka Daawo M

(July 28, 2014)
Johannesberg:- Waxaa si wayn looga ciiday maanta oo ah maalin isniin ah ciidii fidriga ahayd guud ahaan dalka Koofur afrika si gaar ah magaalada Johannesberg. Boqolaal ka mid ah Jaaliyadda soomaalida

(July 28, 2014)
Nairobi:-Waxaa maanta hotelka uu ka deganaa magaalada Nairobi Sh Cabdi Qani Qorane ku soo booqday Sh Maxamed Cabdi Umal ka dib markii uu Sheekh. Cabdi Qani Qorane uu arrin caafimaad uu ku soo gaaray m

(July 28, 2014)
Muqdisho:-Madaxda DFS oo uu horkacayo Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta boqolaal dadweyne ah kula tukaday masjidka isbahaysiga Islaamka waxaana Masjidka si weyn u soo camiray dadweyne aad u

(July 28, 2014)
Boosaaso:-Munaasabadda Ciidul Fitriga ayaa maanta si weyn looga xusay magaalada Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari oo ka mid ah magaalooyinka ugu waa weyn Puntland, Inkastoo Masaajiyadda Bosaso saladda

(July 28, 2014)
Qardho:-Munaasabadda Ciidul Fitriga ayaa maanta si weyn loogu ciiday magaalada Qardho ee Xarunta Gobolka Karkaar,waxaana si wadajir ah loogu dukatay Masalaha weyn ee ku yaalo koonfurta magaalada Qardh

(July 28, 2014)
Laascaanood:-Waxaa maanata magaalada laascaanood laga tukaday si nabad galyo ah Salaadii Ciidul Firiga magaalada Laascaanood ayaa waxa lagu tukadaa Goobo kala duwan oo Masalaaha magaalada ,Masaajido G Khudbadii Ciidda ee Nairobi iyo barxadda iskuulka Pangani oo uu Sh. Shibli akhriyey [Video]
(July 28, 2014)
Nairobi:-Salaaddii ciidda ee maanta, ayaa barxadda iskuulka Pangani ee xaafadda Islii, waxaa tujiyey khudbadana ka akhriyey Sh. Maxamuud Shibli. Sheekha, ayaa ka hadlay sida muslimiinta looga baahan y

(July 28, 2014)
Garoowe:-Madaxwaynaha DGPL Dr.Gaas ayaa Maanta Magaalada Garoowe gaar ahaan Garoonka Kubadda Cagta kula tukaday Salaadii Ciida Kumanaan Dadweyne ah . Tukashada Salaada Ciida ayaa waxaa sidookale Goob
![]() |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|