
(July 22, 2014)
Yemen:-Maxkamad ku taalla Yemen ayaa si rasmi ah ugu wareejisey nin ganacsade ah saddex markab oo ay horey u lahayd dowladda Somalia. Ninka ganacsadaha oo u dhashey Yemen ayaa maraakiibtan ku yeeshay

(July 22, 2014)
Garoowe:-Madaxwaynaha Dowladda Puntland Dr.Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa Maanta kullan aqalka Madaxtooyada Puntland ee Garoowe kula qaatay Agaasimayaasha Guud ee Wasaaradaha Puntland,Agaasimayasha

(July 22, 2014)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta soo xiray kaldhiga 4-aad ee Baarlmaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya. Mudane Xasan Sheekh Ma

(July 22, 2014)
Gaza:-Waxa ay si adag u cambaareyneysaa duulaanka lagu qaaday dadka ku nool Gaza ee go’doonsan, iyo beegsashada rayidka aan waxba galabsan , taasoo ah wax ka hor’imaanaya qiimaha bani’aadanimada

(July 22, 2014)
Gaza:-Waxaa wili ka socda magaalada Gaza ee dalka falastiin duqeyn iyo xasuuq ay geysanayaa ciidanka yahuuda waxaana u danbeysay Duqeyn ay ku burburiyeen taangiyada Yahuuda Al Aqsa Hospital ee ku ya

(July 21, 2014)
Mecca:-Mid ka mid ah tafatirayaasha Halgan.net ayaa booqday Sheekh Al-Calaamah Shariif Cabdi Nuur Xafidahulaah waxaa booqashada ku weheliyey Sh Yuusuf C/Casiis oo madax ka ah Majliska Umanada ee Jaama

(July 21, 2014)
Garoowe:-Allaha unaxariistee waxaa goor dhowayd shil gaari ku geeriyooday Cabdi Shakuur Maxamuud Gurey oo ahaa Agaasimihii hay’adda daryeelka bulshada Puntland , Shilkaan gaari ayaa waxa uu ka dha

(July 21, 2014)
Gaalkacyo:- Waxaa magaalada Gaalkacy ee xarunta Gobolka Mudug lagu qabtay dowradii 2aad ee la qabto xiliga xagaaaga ayna soo qabanqaabisay Munadamada (Ururka) Beder iyadoo dowradaan lagu baranayo qaar

(July 21, 2014)
Gaza:-Mujaahidiinta Xamaas ayaa alle fadligiis gacanta ku dhigay askari ka tirsan ciidanka Yahuuda ee Xasuuqa ka wada magaalada Gaza ee dalka Falastiin. Sarkaal u hadlay Garabka hubeysan ee Xamaas Ciz

(July 20, 2014)
Garoowe:-Tartankaan oo saddexii maalmood ee ugu ka socday masjidul Alhuda ee magaalada Garowe ayaa lagusoo gabagabeeyay xaflad lagu abaal marinayay ardaydii kaalimaha hore ka galay tartankaa, waxaa ka
![]() |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|