Qarax maanta ka dhacay magaalada Beled Xaawo ee Gobolka Gedo.[Dhagayso]

July 6, 2014 - Written by Editor

qaraxBeledxaawo:-Ugu yaraan laba qof aya aku dhimatay qarax maanta ka dhacay magaalada Beled Xaawo ee Gobolka Gedo. Goobjoogayaal ayaa VOA u sheegay in qaraxa ay ku dhinteen ugu yaraan laba qof inkastoo maamulka degmadu aya sheegeen in hal askari uu ku dhintay saddex qof oo kalena ay ku dhaawacmeen. Qaraxan ayaa la sheegay inuu ka dhacay goob maqaayad ah oo ku taal suuqa weyn ee magaalada. Maqaayadda waxaa la sheegay inay inta badan fadhiistaan askarta dawladda. Guddoomiye Ku Xigeenka Koowaad ee Degmada Nuur Sayax Xareed ayaa VOA u sheegay in miino kale oo goobta la dhigay ay iyaduna furfureen ciidamada amniga ka hor intii aysan qarxin. Waxa uu ku eedeeyey in qaraxa ay ka dambeeyeen ururka al-Shabab, inkastoo weli ururku uusan sheegan mas’uuliyadda.

Hoos ka dhagayso waraysiga Nuur Sayax Xareed

Source:VOA

Leave a comment

*

Archives
July 2014
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
28293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online