Quraanka Kariimka ah iyo Qaari C/naasir Maxamuud Faarax [Daawo]

July 7, 2014 - Written by Editor

maxresdefaultMinneapolis:-Bishan Ramadaan, ayaa ah bishii uu soo dagay qur’aanka kariimka ah ee barashadiisa iyo ku dhaqankiisa leyska doonayo. Qaari C/naasir Maxamuud Faarax, ayaa waxa uu ka mid yahay dhallinyarada Soomaaliyeed, ee qur’aanka Illaahay u fududeeyey, waxaana uu hadda joogaa magaalada Minneapolis ee dalka Mareykanka, isagoo marka uu Qur’aanka akhrinayo ciddii dhageysata ay aad u jecelaysanayso, Illaahay ha xifdiyee. Qaari C/naasir, ayaa waxaa uu intii uusan tagin Mareykanka, waxa uu Macalin iyo Imaam ka ahaan jiray magaalooyinka Gaalkacyo iyo Nairobi, waxaana aad loogu xasuustaa Salaadihii Taraawiixda iyo Tahajudka ee uu masaajidda magaalooyinkaas ka tujin jiray xilliga Ramadaanka.

Maamulka shabakaddaha Somalireal iyo Halgan.net ayaa qaariga Illaahay uga baryaya inuu qur’aanka ka dhigo mid u shafeeca maalinta uu ugu baahi badan yahay, umaddana isagoo kale haku badiyo.

Halkan hoose ka daawo qaariga oo akhrinaya saddex suuradood oo Qur’aanka ka mid ah.

Halgan.net/Somalireal.com

Leave a comment

Archives
July 2014
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
28293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online