Sh.C/raxmaan Abyad oo ka hadlay xaalada dhabta ah ee dalka Suuriya (Daawo)

July 14, 2014 - Written by Editor

abyadSuuriya:-Sh.C/raxmaan Abyad ayaa muxaadaro u jeediyey Dhalinyarada magaalada Copenhagan waxaana uu Sheekhu ugu jeediyey Masjidka Al-Tawxiid waxaana Muxaadarada cinwaankeeda uu ahaa Xaalada dhabta ah ee dalka Suuriya. Sh.C/raxmaan Abyad ayaa codsi ka yimid dhalinyarada iyo waaridka Soomaalida ee ku dhaqan magaalada Copenhagan waxaa uu ka hadlay xaalada dhabta ah ee dalka Suuriya.Dhalinyarada ayaa su,aalo badan weydiiyey Sheekh C/raxmaan Abyad.

Hoos ka daawo Qeybtii 1aad Xaalada dhabta ah ee dalka Suuriya Sheekh C/raxmaan Abyad.

Hoos ka daawo Qeybtii 2aad Xaalada dhabta ah ee dalka Suuriya Sheekh C/raxmaan Abyad.

Hoos ka daawo Qeybtii 3aad Xaalada dhabta ah ee dalka Suuriya Sheekh C/raxmaan Abyad.

Hoos ka daawo Qeybtii 4aad Xaalada dhabta ah ee dalka Suuriya Sheekh C/raxmaan Abyad.

Masjidka Al-Tawxiid
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
July 2014
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
28293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online