Tartanka Qur’aanka Kariimka oo lagu soo gabagabeeye magaalada Laascaanood (Masawiro)
July 19, 2014 - Written by EditorLaascaanood:-Galabta oo ay Tahay 20 Ka Bisha Ramdaan Waxaa Magaalada Laascaanood lagu so gabagabeeye Tartanka Qur’aanka ee Ramadan Walbaaba ka Dhici Magaalada .
Xalada Ballaaadhan oo ka Dhacday Masaajidka Wayn ee Masjid Jaamaca Laascaaanood ee Magaalada ayaa Waxaa la Soo Qayb Galay Lamaha Kala Duwan Ee Magaalada ku Nool , Culimaa’u diin, Aqoon yahano, Ganacsato , Odoyaal Dhaqameed, iyo Qaybo kale.
Waxaa ka Soo qayb Galay 146 Arday Kana Kala Socda 16 Dugsi Qur’aan oo ka mida Dugsiyada Qur’aanka ee Magaalda Laaascaanood.
Iydoo 93 Wiilal yihiin , 46 Gabdho Yihiin .
Waxey U Kala Dartamayaan 30 ,Juz, 20 , Juz, 10 , Juz iyo 5 Ta Juz ee Qur’aanku ka kooban yahay .
Xafladan oo ay ka Masuuliyiintii ka Hadlay ay ka Warameen Ahmiyada iyo Qiimhaha uu Leeyahay Ardayda Kor u Qaadida Kitaabka Alle Sw.
no images were found
Ardaydka Kaalmaha Hore ka Galay oo la Gudoonsiiyey Abaaalmarino Qaali ah oo ay Ugu Horreyso Kitaabka Alle , iyo Jawaa’iz Qaali,
30 Juz Xifdiga Waxaa ugu Sareeyey :
Kaalinta 1 aad :
1:Sharmaarke C/Caziiz Axmed Dugsiga Sh Cali Suufi.
2:Maxamed Cabdi Warsame Dugsiga Nuradiin.
3:Axmed Muxamed Axmed Dusgiga Malja’u Abi Hureyra.
4:Maxamed C/Qani Saciid Dusiga Nuradiin
Kaalinta 2 Aad :
1:C/Kariim C/Laahi Muxamed Dudigsa Nuurul islaam.
Kaalinta 3 Aad : Waxaa Galay
C/Kariim Muxamed Jaamac Dugsiga Aflax.
Ardaydii 20 Ka Juz ee Tartnka Qur’aanka Galay .
Kaalinta 1 aad :
1:C/Laahi Faysal Muxamed Dugsiga Daarul Cilmi .
2:Xamse Xasan Axmed Dugsiga Sh Cali Suufi
Kaaalinta 2 aad :
1:Jaamac Caydaruus Cali Dugsiga Nuura Diin.
2: C/Raxmaan C/laahi Ismaaciil Dugsiga Aflax .
20 Juz Waxaa Ay ahaayeen:
Kaalinta 1 aad Waxaa Ku Soo Baxey:
1:Muxamed Cabdi Cali Dugisga Abi Hureyra
2: Ciise Axmed Jaamac Dusgiga Nuura Diin.
3:Mustafe Cawil Cumar Dugsiga Abi Hureyra.
4: Muxamed Xasan Cabdi Dugsiga Daarul Cilmi .
5:Sadaam Xusein Jaamac Dugsiga Malja’u Abi Hureyra.
6:C/Risaaq Faarax Xusein Dugsiga Sh Cali Suufi.
7:Yuusuf Jaamac Xusein Dugsiga Ai Hureyra
8: C/Raxmaan ISmaaciil Xirsi Dusgiga Sh Cali Suufi.
Kaalinta 2 aad ee 20 Juz :
1:Suleiman Xasan Cabdi Dugsiga Ubaya ibnu Kacab .
2:Yaxye Xasan Cawad Dugsiga Daaru Aflax.
Ardaydkii 5 Ta Juz Kaalmaha Hore Ka galay waa :
Kaalinta 1 aad :
1:Maxamuud Cabdi Kariim Axmed Dugsiga Aflax.
2:C/Raxmaan Cabdi Rashiid Axmed Dugsiga Daaru Qalam.
3: cabdi Qani Faarax Mxamuud. Dugsiga Nuradiin.
4:Muscadb Ca/Rashiid Axmed Dugsiga Abi Hureyra.
5:Zakariye Faarax Daarood Dugsiga Ibnu Cabaas.
6:Mawliid C/Risaaaaq Axmed Dugsiga Ubaya Ibnu Kacab .
7: C.Nuur Maxamed Maxamuud Dugsiga C/Laaahi Muxamed Xirsi.
8:C/Laahi Muxamed Xirsi Dugsiga Daaru Cilmi.
Kaalinta 2 aad :
1:Khaliif Maxamuud Saalax Dugsiga Sh Cali Suufi.
Kaalinta 3 Aaad :
1: C/Raxmaan Muxamed Ibraahim Dugsiga Abuhureyra.
2: C/Samiic Jaamac Cali Dugsiga Sh Cali Suufi.
3:Cabdi Khadar Faarax Diiiriye Dugsiga Nuura Diin.
4:Cusmaan Muxamed Maxmuud Dugsiga Abu hureyra,
5:Muxamed Axmed Mxamuud . Dugsiga Nuura Diin
Qaybta Gabdhah : 20 Ka Juz
Kaalinta 1 aad : 1:Layla Cadbi Raxamaan Dugsga Aflax
10 Juz Waxaa Kaalmaha Hore ka Galay :
1:Naciima Ismaaciil Cali Dugsiga Nuura Diin.
2:Najma Aaadam Diiriyeh Dgsiga Abuhureyra.
3: Adna Aadam Diiriyeh Dugsiga Nuradiin
5 Ta Juz Waxaa Kaalmaha Hore Ka galay:
1:Ixsaan C/Raxmaan Axmed Dugsiga Nuradiin.
2: Rooda Ismaaciil Ducaale Dusgiga Nuura Diin.
3:Barwaaqo Cabdi haybe Dugsiga Nuura Diin.
4:Salma Cabdi Nuur Cige. Dugsiga Ibnu Cabaas.
5:Maariya Cadbi Raxmaan Dugsiga Nuura Diin.
Xafiiska Golaha Alfurqaan Laascaanood.