Xasuuqa Yahuudu ku heyso Muslimiinta Falastiin maxay ugu aadiyaan Bisha Ramadaan

July 13, 2014 - Written by Editor

329Gaza:-Waxaa maalinba maalinta ka danbeysa aad u si laba kacleynaya xasuuqa ay Yahuudu ku heyso Muslimiinta Falsatiin waxaana xasuuqa ay ka ku dishay muslimiin kor u dhaafay boqolaal waxaana ay dhaawacday kumanaan kale

Hadaba maxay tahay ujeedada ay sanad walba Yuhuuda ugu soo aadiyaan xasuuqooda bisha Ramadaan ama wakhtiyada ciida ?waa arin iska cad oo waxay si xun u dhaawacayaan mashaacirta Muslimiinta.

markaad eegto warbaahinta reer galbeedka iyo kuwa ka jira wadamada Islaamka qaarkood waxaad moodaa in ay eeda saarayaan Muslimiinta ama Mujaahidiinta Xamaas.

Shacabka Falastiin waa shacab waayey cid u gurmata waxaana ay sidoo kale waayeen in dawooyin iyo dhaqaatiir ku caawisay  waxa loogu yeero jaamacada carabta iyo dowlada Masar oo uu qabsaday Jen cabdifitaax Zizi waxaa ay umada ku qaldayaan in ay xuduuda furayaan si dhaawaca loo daweeyey .Jen Zizi iyo ciidankiisa waxaa ay ku dileen raabica cadawiya iyo maydaaan Taxriir Muslimiin aad u badan iyaga oo awood ciidan oo xaddhaaf ah u adeegsanayey Muslimiinta Masar balse hal qori kuma fiiqi karaan Yahuuda xauuqeysa shacabka Muslinka ah ee Falastiin.

Muslimiinta meel walba ay joogaan waa u duceynayaan shacabka ku dhaqan Gaza ee uu xasuuqu ku socdo waxaana alle u weydiineynaa in uu guusha siiyo .Mujaahidiinta Xamaas iyo xarakada Al-Jihaad iyo shacabka Gaza oo isku duuban ayaa difaacaya shacabka rayidka ah ee aan hubka heysan halka xukaamta carabta ay kursigooda waardiye ugu jiraan.

A/Cawale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
July 2014
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
28293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online