Kulankii Golaha Xukuumadda Dawladda Puntland ee Khamiislaha ahaa [WAR-SAXAAFADEED]
(August 14, 2014)
Garoowe:-Maanta oo ay taariikhdu tahay 14 bisha ogoosto 2014 waxaa xarunta  Madax tooyadda Dawladda  Puntland  ku shiray Golaha Wasiirada dawladda Puntland  shirkaas oo Khamiis’le ah.Iyadoo  do
Kaalinta akhlaaqda wanaagsan ay kuleedahay badbaadada bulshada Sh Bashiir Axmed Salaad (Daawo)
(August 14, 2014)
Nairobi:-Waxaan idiin soo gudbineynaa muxaadaro uu ka jeediyey Sheekh Bashiir Axmed Salaad waxaana uu ka jeediyey magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya waxaana uu cinwaan uga dhigay Sheekh muxaadar
Guddoomiyaha Hay’adda culimada Soomaaliyeed oo maanta la kulmay ardayda dugsiyada sare ee Nairobi.
(August 14, 2014)
Nairobi:-Sh Dr. Bashiir Axmed Salaad, oo maalmahan safar dacwo ku joogay magaalada Nairobi, ayaa maanta kulan gaar ah la yeeshay qaar ka mid ah ardada dugsiyada sare ka dhigata Nairobi. Kulanka, ayaa
Prof Cali Khalif Galay Waan u dhimanaynaa midnimada Soomaaliya.[Dhagayso]
(August 14, 2014)
Saaxdheer:-Madaxweynaha Khaatumo, Prof Cali Khalif Galayr oo saacado ka hor loo doortay xilkaas ayaa waxaa uu waraysi uu siiyey Idaacadda BBC-da uu sheegay in xilka loo dhiibay ay tahay mid loo doorta
Banaanbax saaka ka dhacay gudaha magaalada Laascaanood
(August 14, 2014)
Laascaanood:-Waxaa saaka ka dhacay magaalada Laascaanood ee xarunta Gobolka Sool banaanbax lagu taageerayo maamulka Khaatumo oo hogaankiisa loo doortay Prof Cali Khaliif, dadweyne dhigayey banaanbax a
Madaxwaynaha DGPL oo dib ugu soo laabtay caasimada Dowladda Puntland ee Garoowe [Masawiro].
(August 14, 2014)
Garoowe:-Madaxwaynaha Dowladda Puntland Dr.Cabdiwali Maxamed Cali Gaas oo 9-8-2014-kii ka ambabaxay Magaalada Garoowe ee Caasimadda Dowladda Puntland oo maalimihii lasoo dhaafay hawlo shaqo ku joogey
Machadka Al-Faaruuq ee Gaalkacyo oo Sanad dugsiyeed cusub uu u bilowday [Masawiro]
(August 14, 2014)
Gaalkacyo:-Ka dib fasixii Mudada Xagaaga ah ayaa Machadka Al-Faaruuq ee Daraasaatka Islaamka iyo Luqada Carabiga oo hoostaga Raabidada Macaahida Sharciga ah ee Soomaaliyana kuna yaala Magaalada Gaalka
Prof.Cali Khaliif Galayr oo loo doortay madaxweynaha Khaatumo[Masawiro]
(August 14, 2014)
Saaxdheer:-Waxaa beryahaan ka socdey degmada saaxdheer oo 72km dhinaca koonfureed ka xigta magaalada laascaanood ee xarunta Gobolka Sool shirweynihii 3aad ee maamulka Khaatumo waxana halkaasi lagu doo