
(August 19, 2014)
Ehtiopia:-Ra’iisul Wasaaraha Xuuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane C/wali Sheikh Axmed iyo wafti uu hogaaminayo oo ay ka mid yihiin Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Federaalka mudane Cabdullahi Godax B Wafdi ka socda QM oo gaaray magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka J/hoose
(August 19, 2014)
Kismaayo:-Waxaa saaka gaaray magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka J/hoose wafdi ay horkaceyso wakiilka gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan la dagaallanka askareynta carruurta, Leila Zerrougui

(August 19, 2014)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed ayaa caawa kulan la qaatay qeybaha kala duwan ee warbaahinta ka howlgasha magaalada Muqdisho, Kulan

(August 19, 2014)
Garoowe:-Madaxwaynaha Dowladda Puntland Dr.C/wali Maxamed Cali Gaas ayaa maanta magaalada Garoowe ee Caasimadda Dowladda Puntland qado sharaf ugu sameeyay Ugaaska Beesha Xasan Ugaas ee Degmada Boocame Madaxweynaha Puntland oo Gudi Heer Wasiiro ah u magacabay La Socodka iyo Dib u habaynta Shaqada iyo Shaqaalaha.
(August 19, 2014)
Garoowe:-Madaxwaynah Dowladda Puntland Dr.Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa waxa uu Gudi Heer Wasiiro ah u magacabay La Socodka iyo Dib u habaynta Shaqada iyo Shaqaalaha Dowladda Puntland. Gudigaan aya

(August 19, 2014)
Mecca:-Sheekh C/raxmaan Sudeysa Imaamka Xaramka ayaa khudbadii Jimcaha waxaa uu aad uga hadlay khatarta Fasaadka Khawaarijta ay ka wadaan Caalamka Islaamka waxaana uu aad uga digay dhalinta khayrka je
![]() |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|