Isha iyo Axkaamteeda Sh Maxamuud Maxamed Xaliike.[Daawo Video-ga]
(August 26, 2014)
Laascaanood:-Waxaan caawa idiin soo gudbinaynaa muxaadaro uu cinwaankeedu yahay (Ishu waa Xaq ama waa wax jira) waxaan muxaadaradaan jeediyey Sh. Maxamuud Maxamed Xaliike. Sheekh Maxamuud Maxmed Xalli

(August 26, 2014)
Gaza:-Wararka ka imaanaya dalka Falastiin ayaa sheegaya in Mujaahidiinta Ururka Xamaas ay ku qasbeen cadowga Yahuuda in ay aqbalaan xabad joojin aan wax mudo ah loo qaban taas oo ka dhaqan gashay maga

(August 26, 2014)
Muqdisho:-Wararka caawa naga soo gaaray gobalka Shabeellaha Hoose ayaa sheegaya in dhaqdhaqaaq ciidan uu caawa ka jiro halkaas ka dib markii ay ciidamada AMISOM iyo DFS ay u dhaqaaqeen Degmooyinka Buu Abu Yaasir Al-Muqdishi oo Gaaleysiiyey Ururka Al-Shabaab.[Dhageyso]
(August 26, 2014)
Muqdisho:-Waxaa mar kale lagu faafiyey barta Intenetka muxaadaro uu leeyahay Sh Abu Yaasir Al-Muqdishi qeybtii labaad oo uu sheegay in uu kaga hadlayo inxiraafka kooxda Al-Shabaab waxaana lagu faafiye

(August 26, 2014)
Madaxwaynaha Dowladda Puntland Dr.Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa waxa uu waraysi gaar ah siiyay Telefishinka Dowladda Ethopia (ETV).Waraysiga uu bixiyay Madaxwayne Gaas ayaa waxa uu kaga hadlay Xooj

(August 26, 2014)
Minneapolis:-Waxaan ugu bishaaraynaynaa dhamaan dadweynaha Soomaaliyeed ee ku nool magaalooyinka Minneapolis, St. Paul iyo nawaaxigooda in uu soo dhawaadey Mu’tamarkii sanadlaha ahaa ee uu soo qaban

(August 26, 2014)
Muqdisho:-Wararka ka imanaya Djibouti ayaa sheegaya in ay toogasho ka dhacday garoonka diyaaradaha ee Djibouti, xili uu madaxweynaha dalka Djibouti Ismail Cumar Geele uu ka soo degayey garoonka Di
![]() |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|