
(August 28, 2014)
Boosaaso:-Waxaa maanta jaamacadda Bariga Afrika oo ka mid ah jaamacadaha ugu waaweyn Puntland iyo Soomaaliya ka dhacday xaflad xil wareejin ah, taasi oo ay xilka kula kala wareegayeen gudoomiyahii h

(August 28, 2014)
Garoowe:-Maanta oo ay taariikhdu tahay 28 bisha ogoosto 2014 waxaa xarunta Madax tooyadda Dawladda Puntland ee magaalada Garoowe ku shiray Golaha Wasiirada ee Dawladda Puntland shirkaas oo Khamiis’l

(August 28, 2014)
London:-Shir iridaha u xidhan yahay oo ay isugu yimaadeen masuuliyiin iyo madax sare oo ka tirsan Somsattv International ayaa lagu gorfeeyey waxqabadka iyo sare u qaadidda tayadda iyo barnaamijyadda t Mushkiladda Somaliya ma Al-Shabaab baa mise kalsooni xumo W/Q Mukhtar Qoransay
(August 28, 2014)
Hordhac:-Barnaamijka Late Night Show Universal TV ee uu daadihinayay wariye Cabdixafiid habeenkii 23.08.2014 ee uu kuwaraystay Sh. Bashiir A. Salaad, ayaa ah mid dib u eegid iyo falanqeyn ubaahan saba Ra’iisul-wasaarihii hore ee DFS Prof. Cali Maxamed Geedi waa la’igu been abuurtay.[Dhagayso]
(August 28, 2014)
Dubai:-Ra’iisul-wasaarihii hore ee Dowladda Federaalka KMG Soomaaliya Prof. Cali Maxamed Geedi ayaa wax laga xumaaday ku tilmaamay in saxaafadda ay ka faafiyeen been abuur ah in lagu qabtay magaal

(August 28, 2014)
Qardho:-Xafladdani oo lagu daahfurayey Barnaamij lagu baranayo qaabka Umulasinimada kasoo loogu talagalay ina y bartaan 20 Gabdhood oo laga soo xulay Degmooyinka iyo Tuulooyinka Puntland,waxaana Xafla

(August 28, 2014)
Muqdisho:-Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha ahna Ra’iisul Wasaare-ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya iyo wasiirka Diinta iyo Awqaafta Mudane Ridwaan Xersi Maxamed ayaa maanta shir gud Xaalada deegaanka Saaxdheer iyo dabataag oo kacsan
(August 28, 2014)
Laascaanood:-Wararka naga soo gaaraya deegaanka saaxdheer iyo dabataag ayaa sheegaya in saaka xaalada Colaad iyo kacsanaan ay ka jirto deegaanka Saaxdheer ka dib markii ay soo dul dageen ciidamo ka so

(August 28, 2014)
Laascaanood:-Kulan balaadhan oo lagaga hadalayay kobcinata waxarashada goboladda sool iyo Cayn. Gaar ahaan waxbarahadda Gabdhaha iyo caruurta naafada ah ayaa maanta lagu qabtay Xarunta waxbara

(August 28, 2014)
Kismaayo:-Col.Barre Aadan Shire (Barre Hiiraale) ayaa wuxuu u sheegay in uu soo dhaweynaayo oo uu aqbalay heshiis hordhac ah oo ay shalay gaareen garabka uu hogaamiyo iyo Maamulka KMG ee Juba waxaana
![]() |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|