Furitaankii Shirweynihii Ardayda ka qalin jabisay Macaahida Islaamiga ee Soomaaliya.[Video]

August 5, 2014 - Written by Editor

IMG_9880Laascaanood:-Waxaa caawa idiin soo gudbinayanaa kulankii ay ardayda ka qalin jabisay Maacihidda Islaamiga ah ay ku yeesheen magaalada Laascaanood ee xarunt Gobolka Sool, Ardaydaan Macaahidda Islaamiga ah ee Soomaaliya ayaa waxaa ay ka kala yimadeen Gobollada dalka Soomaaliya oo dhan waxaan Machada walba uu soo bandhiga Mowduuc Muhiim ah oo ka dibna laga dooday su’aalana la wiidiiyo culimada ka soo qayb galay kulanka.

Hoos ka Daawo Furitaankii Shirweynihii Ardayda ka qalin jabisay Macaahida Islaamiga ee Soomaaliya

Hoos ka Daawo Kulanka Ardayda ka qalin jabisay Macaahida Islaamiga ee Soomaaliya qaybtii 3aad

Ahmed Said
Lascanod,Somalia

Leave a comment

*

Archives
August 2014
M T W T F S S
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
25262728293031
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online