Guddoomiyaha Hay’adda culimada Soomaaliyeed oo caawa muxaadaraad ka bilaabaya Nairobi.

August 3, 2014 - Written by Editor

shbashiirNairobi:-Guddoomiyaha hay’adda culimada Soomaaliyeed, Dr. Bashiir Axmed Salaad ayaa caawa waxa uu masaajidka Abuu Bakar sidiiq (6ka) ee magaalada Nairobi, ka bilaabayaa muxaadaradiisa koowaad oo ka mid ah dhowr muxaadaro oo uu ku qaban doono dhowr masjid haddii Illaahay idmo. Sheekha, ayaa caawa muxaadaradiisa ciwaan uga dhigay: Tilmaamaha Guud Ee Tubta Toosan) isagoona uga hadli doona sida ugu habboon ee qofku ugu socon karo waddada saxda ah, isla markaasna isaga ilaalin karo waddooyinka qaloocan ee garab-marsan dariiqa saxda ah.

Sheekha, ayaa sidoo kale kullamo gaar ah la qaadanaya ducaadda, isagoona kala hadlaya qaabka ugu habboon ee dariiqa saxiixa ah umadda loogu hagi lahaa. Haddii Illaahay yiraahdo muxaadaraadka sheekha, waan idin soo gudbin doonnaa iyagoo maqal iyo muuqaal ah.

Halgan.net/Somalireal

Leave a comment

*

Archives
August 2014
M T W T F S S
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
25262728293031
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online