Jen ka tirsan Ciidamada Mareykanka oo lagu dilay dalka Afganistaan (Daawo)

August 6, 2014 - Written by Editor

441Kabul:-Wararka ka imaanaya saaka dalka Afgaanistaan gaar ahaan magaalada Caasimada ah ee Kabul ayaa sheegaya in askari ka tirsan ciidanka dalka Afgaanistaan uu toogasho ku dilay Maj. Gen. Harold Greene oo ah saraakiisha ugu sareysa ciidank Mareykanka ee ku sugan dalka Afgaanistaan.

Askari ka tirsan Ciidamada Afghanistan ayaa weerar ku qaaday  xero ay ku sugan yihiin ciidan  milateri oo ka tirsan Neto iyo Mareykan taas oo ku taal duleedka magaalada Kabul. Weerarka ayaa waxaa ku dhaawacmay askar gaareysa ilaa 15 kuwaas oo  ka soo jeeda wadamada reer galbeedka oo ay ciidamo ka joogaan dalka Afgaanistaan .

Wasaarada G/dhiga ee dalka Mareykanka ayaa xaqiijisay dilka Maj. Gen. Harold Greene  iyada oo sheegtay in 7 askari oo kale ay ka dhaawacmeen .

Warka oo dhameystiran dib baan idiinka soo gudbin doonaa

C/Casiis Maxamed
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
August 2014
M T W T F S S
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
25262728293031
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online