Khudbadii Jimce ee Masjidka Al-hidaaya ee Nairobi Dr. C/llaahi Xassan Ibraahim.[Dhagayso]
August 1, 2014 - Written by EditorNairobi:-Dr. C/llaahi Xassan Ibraahim ayaa maanta khudbadii Jimcaha waxaa uu ka soo jeedi yay Masjidka Al-hidaaya ee magalda Nairobi Sh Dr Cabdullaahi ayaa waxaa uu khudbadiisa uga hadlay cibaadada oo la daaimo waxaan dadweynihii dhagaysanayey Khubada uu kula dar daarmay in bulshadu aysan noqon kuwa cibaadaysta oo kaliya bisha Ramadaan. Sh.Dr. Cabdullaahi Xassan Ibraahim ayaa yiri ” Ninki Ramadaan caabudayayoow Ramadaan wuu tegay ninki ilaahay cabudayayna illaahay wuu noolyahay baaqi ayuuna sii ahanaayaa.”
Hoos ka Dhagayso Khudbadii Jimce ee maanta uu ka jeediyey Masjidka Al-hidaaya Dr. Cabdullaahi Xassan Ibraahim
[audio: http://k007.kiwi6.com/hotlink/x3zfjx01mw/khudbah_dr_abdalla.mp3]Halgan.net