Mutamarkii 7aad oo Islaami ah oo lagu qabtay magaalada Frankfurt ee dalka Jarmalka[Masawiro]

August 24, 2014 - Written by Editor

IMG_1552Frankfurt:-Waxaa dhawaan Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool wadanka Jarmalka ay ku qabteen Mutamarkii 7aad ee Islaami ah waxaan Mutamarka uu ka dhacay sanadkaan magaalada Frankfurt. Mutamarkaan Islaami ah ayaa waxaa la qabtay 15,8,2014 ilaa iyo 17,8,2014 waxaan muxaadaraad iyo duruus kale duwan ka jeediyey culimo Soomaaliyeed oo ay ka mid yihiin Sh Maxamed Cabdi Umal oo ka yimid dalka Kenya , Sh Yuusuf Aadan oo ka yimid Swedan iyo Sh Cabdi Qani Qorane oo ka yimid Soomaaliya gaar ahaan Garoowe.

Culimada ayaa jeediyey muxaadaraad kale duwan iyagoo su.aalo fara badan uga jawabay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool magaalada Frankfurt  iyadoo dadweynuhu ay aad u soo dhaweeeyeen kulanka culimada iyo ducaaddii Mutamarkaan  soo qabanqaabisay, Mutamarka Islaami ayaa  waxaa kale uu ka soo qayb galay dadweynaha Soomaaliyeed ee ku dhaqan magaalooyinka kale  ee dalka Jarmalka.

no images were found


Halgan.net

 

 

Leave a comment

*

Archives
August 2014
M T W T F S S
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
25262728293031
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online