Dowladda Puntland oo Axmed Cabdi Xaabsade iyo Wafti uu Hogaaminayo ku soo dhaweeyey Garowe.[Masawiro/Cod)
(August 10, 2014)
Garoowe:-Waxaa maanta Magaalada Garoowe ee Caasumada Dowladda Puntland si weyn loogu soo dhaweeyay Siyaasi Axmed Cabdi Xaabsade oo Sanadihii u danbeeyay ku sugnaa dhulka Maamulka la magac baxay Soomaa Wasiirkii hore ee waxbarashadda DGPL oo ka hadlay shaqaaqadii ka dhacday xarunta Puntland TV.[Dhagayso]
(August 10, 2014)
Garoowe:-Wasiirkii hore ee wasaradda waxbarashada dowladda Puntland Cabdi Faarax Siciid Juxa ayaa waraysi gaar ah siiyay maanta Radio Daljir waxaa uu uga hadlay shaqaaqadii ay qaar ka mid ah ciidamad Wasiirkii hore ee arrimaha gudaha Puntland Axmed Cabdi Xaabsade oo ku sugan Gobolka Mudug.
(August 10, 2014)
Garoowe:-Waxaa shalay soo gaaray Degmada Goldogob ee gobolka Mudug Wasiirkii hore ee wasaarada arrimaha gudaha Puntland Axmed Cabdi Xaabsade waxaana halkaas ku soo dhaweeyey masuuliin ka tirsan gobalk Xaflad lagu qabtay Machadka Al-furqaan ee Degmadda Xarfo oo Arday Shahaadooyin la gudoonsiiyey.[Masawiro]
(August 10, 2014)
Gaalkacyo:-Waxaa maantay ka dhacday Machadka Al furqaan ee degmadda Xarfo xaflad si wanaagsan loo soo agaasimay xafladaan oo lagu sharfayay Kitaabka allah waxaana xafladaani ka dan baysay ka dib marki Madaxwaynaha DGPL oo ka qayb galay shirka xiriirinta Hay’addaha iyo Hirgalinta Cashuuraha oo ka dhacay Garoowe. [Masawiro]
(August 10, 2014)
Garoowe:-Madaxwaynaha DGPL Dr.C/wali Maxamed Cali Gaas ayaa Maanta Magaalada Garoowe ee Caasumadda Dowladda Puntland gaar ahaan Hoolka Jaamacada PSU kaga qayb galay Shirka Xiriirinta Hayaddaha iyo Hir Xildhibaano ka tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya oo soo gaaray magaalada Gaalkacyo
(August 10, 2014)
Gaalkacyo:-Wafdi Xildhibaano ah oo uu hogaaminay Xildhibaan Maxamed xuseen Nuur Xagaafe ayaa saaka soo gaaray magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug waxaan safarkiisa ku weheliya ilaa 4 Xildhiba Machadka Al-furqaan Buuhoodle oo Shahaadooyin gudoonsiiyey dafcadii 6aad ee ka qalin jebisay.[Masawiro]
(August 9, 2014)
Buuhoodle:-Xaflad balaadhan oo si heer sare ah looso agaasimay oo ay ka soo qayb galeen bahda Waxbarashada, Waalidiin, Aqooyahano, Culimo awdiin, Isimo, ardayday kascotay gobolada kale ee dalka, gudoo Golaha gabdhaha ka baxay Machadka Al-furqaan Buuhoodle oo qado sharaf u sameeyey wefdigii Machadka Galdogob.[Masawiro]
(August 9, 2014)
Galdogob:-Culimada waawyn ee reer Buuhoodle ayaa kulan soo dhaweyn iyo talo bixin ah la qaatay dhalinyaradii wefdiga ahayd ee ka socotey Machadka Imaamul Bukhaari Galdogob, iyo gudoomiyaha dallada ard R.W DFS oo fariin u diray Qurbejoogta iyo Ganacsatada Soomaaliyeed(Dhageyso)
(August 9, 2014)
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed oo Caawa Warbaahinta la hadlay ayaa fariin ku aadan abaaraha iyo biyo la’aanta ku dhufatay qeybo kamid ah Dhalanteed iyo dhaan dabagaalle W/Q Sh Cabdirisaaq Sugulle
(August 9, 2014)
Qormadan waxaa ay daba joogtaa qormooyin uu hore u soo qoray Sheekhanaa Alfaadil sheekh Maxamuud Shiblle (Allaha dhowree) uu hore ugu bixiyay ”Ayaan Darane”, isagoo ku muujinayay rag ay ayaan daro
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|