Hay’adda CARE oo kulan balaadhan ku qabtay magaalada Laascaanood loogana hadlay Waxbarashada [Masawiro]
(August 28, 2014)
Laascaanood:-Kulan balaadhan oo lagaga hadalayay kobcinata waxarashada   goboladda  sool iyo Cayn. Gaar ahaan waxbarahadda  Gabdhaha iyo caruurta naafada ah ayaa maanta lagu qabtay Xarunta waxbara
Barre Hiiraale oo sheegay in uu aqbalay in uu tago Kismaayo(Dhageyso)
(August 28, 2014)
Kismaayo:-Col.Barre Aadan Shire (Barre Hiiraale) ayaa wuxuu u sheegay in uu soo dhaweynaayo oo uu aqbalay heshiis hordhac ah oo ay shalay gaareen garabka uu hogaamiyo iyo Maamulka KMG ee Juba waxaana
Maxkamada ciidanka Puntland oo dil ku xukuntay gacan ku dhiigle dilay Taliyihii hore ee Saldhiga Booliska Rako
(August 27, 2014)
Boosaaso:-Maxkamada Ciidanka Qalabka ee Puntland ee Gobollada Bari,Karkaar,Sanaag,Hayland iyo Gardafuu ayaa maanta u fariisatay fal danbiyoodyo loo heystay eedaysanayaal ku eedaysanaa dilal, amar diid
Heshiis hordhac ah oo ay wada gaareen Garabka Bare Hiiraale iyo Maamulka Juba
(August 27, 2014)
Kismaayo:-Wararka naga soo gaaraya magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka J/hoose ayaa sheegaya in heshiis hordhac ah ay wada gaareen Maamulka KMG ee Juba iyo Col.Barre Aadan Shire (Hiiraale). Heshi
Sheekh Saalax Ibnu CLaahi Bin Xamad oo ka hadlay Fitanka iyo Khawaarijta (Daawo)
(August 27, 2014)
Mecca:-Sheekh Saalax Ibnu CLaahi Bin Xamad Imaamka Xaramka ayaa khudbadii Jimcaha waxaa uu aad uga hadlay khatarta fitanka ka socda caalamka iyo sharta Khawaarijta wuxuuna Sheekh aad ugu dheeraaday si
Madaxweynaha DFS iyo wafdi uu hogaaminayo oo u amba baxay dalka Turkiga
(August 27, 2014)
Muqdisho:-Madaxweynaha DFS Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu horkacayo  ayaa maanta u amba baxay magaalada Istanbul ee xarunta dalka Turkiga, halkaasi oo ay kaga qeyb geli doonaan xafladda caleemo s
Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo dib ugu soo laabtay Garoowe.[Cod/Masawiro]
(August 27, 2014)
Garoowe:-Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wafdi oo uu hogaaminayey oo safaro shaqana ugu maqnaa dalka Dibadiisa Gaar ahaan Dalka Ethopia ayaa maanta dib ugu soo laabt
Isha iyo Axkaamteeda Sh Maxamuud Maxamed Xaliike.[Daawo Video-ga]
(August 26, 2014)
Laascaanood:-Waxaan caawa idiin soo gudbinaynaa muxaadaro uu cinwaankeedu yahay (Ishu waa Xaq ama waa wax jira) waxaan muxaadaradaan jeediyey Sh. Maxamuud Maxamed Xaliike. Sheekh Maxamuud Maxmed Xalli
Xamaas oo Yahuuda ku qasabtay In ay ogolaato xabad Joojin
(August 26, 2014)
Gaza:-Wararka ka imaanaya dalka Falastiin ayaa sheegaya in Mujaahidiinta Ururka Xamaas ay ku qasbeen cadowga Yahuuda in ay aqbalaan xabad joojin aan wax mudo ah loo qaban taas oo ka dhaqan gashay maga
Dhaqdhaqaaq ciidan oo laga soo sheegayo Gobalka Shabeellaha Hoose
(August 26, 2014)
Muqdisho:-Wararka caawa naga soo gaaray gobalka Shabeellaha Hoose ayaa sheegaya in dhaqdhaqaaq ciidan uu caawa ka jiro halkaas ka dib markii ay ciidamada AMISOM iyo DFS ay u dhaqaaqeen Degmooyinka Buu

« Previous PageNext Page »