Prof Cali Khalif Galay Waan u dhimanaynaa midnimada Soomaaliya.[Dhagayso]

August 14, 2014 - Written by Editor

hhhhhhhhSaaxdheer:-Madaxweynaha Khaatumo, Prof Cali Khalif Galayr oo saacado ka hor loo doortay xilkaas ayaa waxaa uu waraysi uu siiyey Idaacadda BBC-da uu sheegay in xilka loo dhiibay ay tahay mid loo doortay loona gartay balse uusan isagu u jeedkiisu hayn in xilka noocaan uu qabto.  Prof Cali Khalif Galayr ayaa waraysiga uu siiyey Idaacadda BBC-da ayaa waxaa uu sheegay in ay ka go’an tahay  Midnimada Soomaaliyeed uuna u dhimanayo.

Hoos ka Dhagayso Waraysiga  Idaacadda BBC-da uu siiyey Prof Cali Khalif Galayr

Source:-BBC

Leave a comment

*

Archives
August 2014
M T W T F S S
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
25262728293031
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online