Sh. Umal oo khudbadii Jimcaha ee maanta uga hadlay duulaanka Israel ku leyneyso shacabka reer Gazza.[Daawo]

August 1, 2014 - Written by Editor

Sheekh_UmalNairobi:-Sh. Umal ayaa khudbadii jimcaha ee maanta uga hadlay duulaanka Israel ku leyneyso shacabka reer Gazza. Sheekha, ayaa sheegay in dadka muslimiinta ah ay ka dhigan yihiin sidii hal qof, wuxuuna intaas ku daray ugu yaraan in dadka kale ee muslimka ah ay u damqadaan waxa ku dhacaya dadka reer Gazza. Sh.Maxamed Umal, ayaa sheegay in Israel, ay dhaqan iyo caado u leeyihiin leynta shacabka, haweenka iyo carruurta reer Gazza, wuxuu kale uu sheekhu intaas ku daray in dalalka reer galbeedka ahna aan lagula yaabeyn iney Israel, taageeraan, balse waxa aan laga gam’i karin ay tahay dalalka carabta ee Israel ku raacsan leynta shacabka reer Gazza.

Hoose ka daawo khudbadii jimce Sh Maxamed Cabdi Umal

Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
August 2014
M T W T F S S
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
25262728293031
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online