Siyaasi Axmed Cabdi Xaabsade oo BBC-du ay waraysi la yeelatay.[Dhagayso]

August 13, 2014 - Written by Editor

IMG_62811Garoowe:-Siyaasi Axmed Cabdi Xaabsade oo ka soo jeeda Gobalka Sool ayaa waraysi uu siiyay BBC waxaa uu sheegay in uu yahay oday Soomaaliyeed oo ka shaqayn doono nabad iyo in khibradiisa maamul laga faa’iidaysto isagoo si cad u sheegay in Khaatumo iyo puntland uu ka tirsan yahay uuna doonayo in si tolnimo ah uu u dhexdhexaadiyo.

Siyaasi Axmed Cabdi Xaabsade ayaa sheegay in markii hore ee Madaxda Puntland ay is qabteen haddan ay ka hishiiyeen oo hadda wax khaldamay la wada sixi doono mar wax laga wiidiiyey Siyaasi Axmed Cabdi Xaabsade arrinta Laascaanood in lagu dhamayn doono wada hadal nabadeed.

Dhanka kale Siyaasi Axmed Cabdi Xaabsade ayaa sheegay in uusan wax jago uusan ka doonayeyn Puntland balse haddii ay u gartaan la arki doono uuna noqon doono oday Soomaaliyeed oo wax ka raadiya dowladda Soomaaliyeed iyo dhisamaha maamulada socda

Hoos ka Dhagayso Waraysiga ay BBC-da la yeelatay Siyaasi Axmed Cabdi Xaabsade

[audio: http://k007.kiwi6.com/hotlink/rszdxiyg16/Xaabsaadebbc.mp3]

Halkaan ka Dhagayso Mp3

M_M_Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
August 2014
M T W T F S S
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
25262728293031
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online