Xaflad lagu qabtay Machadka Al-furqaan ee Degmadda Xarfo oo Arday Shahaadooyin la gudoonsiiyey.[Masawiro]

August 10, 2014 - Written by Editor

P1000084Gaalkacyo:-Waxaa maantay ka dhacday Machadka Al furqaan ee degmadda Xarfo xaflad si wanaagsan loo soo agaasimay xafladaan oo lagu sharfayay Kitaabka allah waxaana xafladaani ka dan baysay ka dib markii arday badan oo ka mid ah ardayda Machadka Al-furqaan Ay dhameeyeen Qur,aanka kariimkaa taas oo sabab tay in loo qabto xaflad lagu karaamaynayo tarajada ay gaareen oo ah tanba ni aadam gaaro tan ugu qiimi badan aduun iyo akhiro labadaba .

Waxaa ugu horayntiiba xafladda kahadlay mamulka Machadka Al-Furqaan ee Degmaada Xarfo Sh.C/qadir Cumar oo ka warbixiyay Machadka iyo kaalinta wanaagsan ee uu bulshadda u hayo waxaana uu ku tilmaamay in ay tahay tani tilaabo ku dayasho mudan waxaana waalidiinta iyo dhamaan dadweynaha kalaba ugu baaqay in ay ardaydooda qiimaha ay maantay leeyihiin looga faa iideeyo si ay u badbaadaan Aakhiro iyo aduunba.

Waxaa isna sidoo kale goobta ka hadlay Gudoomiyaha Degmadda Xarfo C/Fataax Kalagure waxana uu gudoomiyuhu amaanay Machadka iyo dadaalka ay ku bixiyeen ardayda waxaana illaah mahadiis ah in aan aragno wajiyadaan nuurku ka ifayo oo xanbaarsan Kitaabka Allah .

Ugu danbayntii waxaa Machadka lagu doonsiiyay Computaro uu u hadiyeeyay Sh.C/qani Qorane Maxamed waxaana halkaas Arday diiiyo macalimiintiiba lagu gudoon siiyay Abaal marimo kaladuwan halka ardayda qur,aanka dhamaysay la siiyay shahaadooyin iyo jaaisooyin qaali ah .

no images were found

Nuur Jaamac Aadan
Xafiska Warfaafinta
Mu,Asasada Al-Minhaaj Puntland

Leave a comment

*

Archives
August 2014
M T W T F S S
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
25262728293031
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online