Xarunta agoomaha ee Laascaanood oo munaasabad u qabtay Ardayda dhamaysatay Fasalka 8aad.[Masawiro]
August 31, 2014 - Written by Editor![DSC_0483](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2014/08/DSC_0483-150x150.jpg)
Xaruntaan ayaa waxa dhigta dhamaan ardayda agoomaha ah ee Gobolada sool sanaag iyo Cayn waxa ayna sanadkasta qaabishaa boqolaal agoomo ah taas oo marka aad aragto ubadaka agoomaha ah in qalibga ku dhaqaaqayo, Ardayda ayaa waxa ay halkaas ku soo bandhigeen aqoontii labaray iyo yadoo ay siwayn ulayaabeen waalidiintii aqoon yahankii ka soo qayb galay Geesta kale waxaa halkaas looga mahad celiyay Guud ahaan walaalaha muslimiinta ah ee caawiya agoonta magaalada Laascaanood ee xaruntaan ku jira.
Waxaa halkaas ka hadlay Maamulka xarunta agoomaha
1. Maamule Jaamac Daad
2. Maclin Sh Axmed Maxamed Axmed saalixi
3. Sh. Mubaarig Dool
4. Macalin Aways Aadan
5. Sh.Maxamed Aadan wali
6. Sh.Cabdinaasir Faraaid.
7. Sh. Cabdilaahi Abuxamsa oo ah Gudoomiyaha Jimciyada Qur aanka.
no images were found
C/kariim C/laahi
Lascanod,Somalia
Lascanod,Somalia