Xildhibaan Cabdi Barre Yuusuf Jibriil oo soo gaaray Garoowe

August 6, 2014 - Written by Editor

Abdi Bare(1)Garoowe:-Xildhibaan Cabdi Barre Yuusuf Jibriil oo ka tirsan Baarlamaanka Federalka Soomaaliya ayaa saaka soo gaaray magaalada Garowe isagoo sheegay in ay Garoowe u yimaadeen in ay aqbaleen oo ay taageersan yihiin go’aankii dowladda Puntland ay xiriirka ugu jartay dowladda Federaalka Soomaaliya.

Xildhibaan Cabdi Barre Yuusuf Jibriil oo waraysi gaar ah siiyey  Radio Daljir ayaaa sheegay in dowladda Puntland lagu qasbay in xiriirka ay u jarto Dowladda Federaalka Soomaaliya taas oo ay sabab u tahay in madaxda DFS ay isku  dayeen in deegaano ay ka taliyaan maamulka Puntland in ay ka jarto arrinkaas oo hurin kara  dagaal sokeeyo oo hor leh.

Xildhibaan Cabdi Barre Yuusuf Jibriil ayaa waxaa uu ku soo biiray Xildhibaanada ka soo jeeda deegaanka dowladda Puntland oo horay ugu soo laabata magaalada Garoowe ka dib markii uu madaxweynaha DGPL Dr.Gaas uu wada tashi ugu yeeray xubnah ka soo jeeda deegaanada Puntland ee ku jira Golayaasha  dowladda Federaalka Soomaaliya.

M_M_Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
August 2014
M T W T F S S
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
25262728293031
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online