
(October 15, 2014)
Muqdisho:-Waxaa qarax is miidaamin ah oo loo adeegsaday gaari walxaha qarxa laga soo buuxiyey lagu weeraray Makhaayad ku taala degmada Xamar weyne ee magaalada Muqdisho. Qarax ayaa caawa waxaa ku dhin

(October 15, 2014)
Munaasabad si heer sare ah loo soo agaasimay ayaa xalay lagu qabtay Masjidka weyn ee Abubakar Assadeq ee magaalada Minneapolis,Munaasabadaas oo ay soo qaban qaabi yeen Golaha Iimaamyada ee W/Maraykank

(October 15, 2014)
Boosaaso:-Markabka sida qalabka lagu dhisayo Garoonka Diyaaradaha ee Bandarqaasim ee magaalada Boosaaso ayaa waxaa uu maanta ku xirtay Dekeda magaalada Bosaso ee xarunta gobalka Bari. Waxaa sidoo ka

(October 15, 2014)
Garoowe:-Gudiga dhaqaale u ururinta dhismaha wadooyinka iyo buundada Midigar ayaa maanta soo bandhigay lacago loogu deeqay kaqayb qaadashada dhammaystirka wadooyinka iyo Buundada taasi oo kasoo gaar Kay: Khilaafka Siyaasadeed waa halista Somalia.[Dhagayso]
(October 15, 2014)
Ergeyga gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan dalka omalia Ambassador Nikolas Kay ayaa shalay Golaha Amaanka ee qaramada Midoobay uga warbixiyay xaaladda Somalia. Mr. Kay ayaa ka hadlay howlgalad Maamullada Gobollada Dhexe oo ka horyimid hishiiskii Puntland iyo DFS.[Dhagayso]
(October 15, 2014)
Muqdisho:-Siyaasiyiinta Gobollada dhexe maamula gaar ahaan maamullada Gal-Mudug, Ximin iyo Xeeb iyo Ahlusunaha Waljamaaca ayaa waxaa ay ka horyimaadeen hishiiskii shalay ay ku wada gaareen magaalada

(October 15, 2014)
Dubia:-Tawakal Money Express (Tawakal) Waxay macaamiisheeda sharafta leh iyo dhammaan dadweynaha Soomaaliyeed ku wargalinaysaa in aannu ku gudo jirno yagleelka Bangiga (Tawakal Global Bank) ee Soomaal Madaxweynaha DFS Xasan Sh Maxamuud oo gaaray magaalada Paris
(October 15, 2014)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Xasan Shiikh Maxamuud, iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta ka degey magaalada Paris, ka dib markii uu martiqaad ka helay Madaxweynaha Fa
![]() |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|