Puntland oo warbaahinta u soo bandhigay gacanta ku haynta deegaanka Galgala.(Masawiro/Video)
(October 2, 2014)
Galgala:-Puntland ayaa maanta markii ugu horreysay waxay saxaafada usoo bandhigtay xaruntii ugu weyneyd ee Ururka Al-shabaab kaga sugnaayeen Buuraleyda Galgala ee gobolka Bari oo ay la wareegeen ciida
Golaha xukuumada ee dowladda Puntland oo ku shiray magaalada Garoowe
(October 2, 2014)
Garoowe:-Golaha wasiirada ee xukuumada Puntland ayaa shirkooda  Khamiislah ah waxaa ay uga hadleen arrimaha amniga  iyo howlgalada ay ciidanka Puntland ay ka fuliyeen Aaga Galgala, Shirka Golaha was
Dr. Aadan Sh. Cali Saalax oo ka hadlay dadka dacwada ka fariista [Daawo]
(October 2, 2014)
Nairobi:-Dr. Aadan Sh. Cali Saalax oo ka mid ah culimada Soomaaliyeed, isla markaasna bare sare ka ah jaamacadda Raaf ee dalka Kenya, kana mid ah ducaadda, ayaa muxaadaro uu ku qabtay masaajidka Hidaa
Madaxweynaha Puntland oo BBC-da uga waramay dagaalkii shalay ka dhacay Galgala.[Dhagayso]
(October 2, 2014)
Garoowe:-Madaxweynaha dowladda Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali oo waraysi gaar ah siiyey idaacadda BBC-da ayaa waxaa uu ka waramay weerarkii dagaal ee shalay ay ku qaadeen ciidanka Puntland fariisa