Nabadoon Xasan Mooge Maxamed oo caawa lagu dilay Xerada Xagardheer
(October 22, 2014)
Dhadhaab:-Wararka caawa laga helayo  Xeryaha Qaxootiga ee Degmada Dhadhaab ayaa sheegay in lagu caawa lagu dilay  xerada Dhadhaab Nabadoon Xasan Mooge Maxamed oo si weyn looga yaqaanay Xerada Qaxoot
Wasiiro ka tirsan Puntland oo booqday deegaanka Galgala.[Masawiro]
(October 22, 2014)
Boosaaso:-Waxaa saaka socdaal shaqo u tegay  deegaanka Galgala ee Buuraha Golis wasiiro ka tirsa dowladda Puntland iyo Saraakiil ciidan waxaan ay kormeer ku soo mareen saldhigayo ay ciidanka Puntland
Guddiga Adeegga Bulshada ee Baarlamaanka oo booqday dhaawacyada ku Jira Isbitaallada Muqdisho [Masawirro]
(October 22, 2014)
Muqdisho:-Guddiga Adeegga Bulshada u qaabilsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa booqday shacabka dhaawaca ah ee ku jira isbitaalka Madiina ee magaalada Muqdisho gaar ahaanna dadkii shacabka aha
Madaxweynaha Puntland oo laga waraystay shirkii maalgashiga Afrika.[Dhagayso]
(October 22, 2014)
London:-Madaxweynaha dowladda Puntland Dr. C/wali Maxamed Cali Gaas oo ku sugan magaalada London kana qayb galay shirka maalgashiga Africa oo mudo labo cisho ah socday ayaa waxaa  uu uga waramay idaa
Casriyeynta diinta hummaag lagu hungoobey! 2aad W/Q Sh.Fu’aad Max’ud
(October 22, 2014)
Beloba belo ayey dhashaaye waxaad ogaataa Muctasilada ay Casraaniyiinta bahwadaagta yihiin waxay ka soo alifeysteen Yuhuud iyo Kiristan, waxaa tusaale kuugu filan Muctasiladu waxay yiraahdeen qur’aa
Madaxweynaha Jubba oo maanta tababar u soo xiray 1000 askari
(October 22, 2014)
Kismaayo:-Madaxweynaha Maamulka Jubba Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe), ayaa maanta in ka badan 1000 askari wuxuu tababar ugu soo xiray deegaanka Raaskambooni ee Gobolka Jubbada Hoose. Madaxwey
Gudoomiyaha Baarlamaanka DFS Prof. Maxamed Jawaari oo baaq u diray wasiirada DFS .
(October 22, 2014)
Muqdisho:-Gudoomiyaha Baarlamaanka DFS Prof. Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa maanta markii ugu horeysay dhaliil u diray qaar ka mid ah wasiirada ka tirsan DFS kuwaas oo uu ku eedeeyey in aysan soo
Ra’iisul wasaare Cabdiweli oo dalka dib ugu soo laabtay, kana hadlay cudurka dilaaga ah ee Ebolla
(October 22, 2014)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed iyo Wafdi uu hoggaaminayo oo safar shaqo ugu maqnaa dalka Burundi, ayaa maanta dib ugu soo laabtay