138 Arday oo ka qalin Jabiyey Jaamacadda Nugaal ee Laascaanood‏.[Masawiro]
(October 14, 2014)
Laascaanood:-Waxaaa maanta ka dhacey  Jaamacadda Nugaal University Xaflada Ballaadhan oo lagu Sagootinayey Dugcadii 5aad ee ka qalin jebisey Jaamacadda Nugaal ee Magaalada Laascanod.Xafladdan oo ay k
Dhibaato lagu hayo Masjidka Al-Huda ee magaalada Flen ee dalka Sweden.(Daawo)
(October 14, 2014)
Flen:-Waxaa dhibaato iyo weerar joogto ah lagu hayaa Masjidka Flen ee dalka Sweden waxaana masjidka la weeraray ilaa 5 goor.Halka uu Masjidka ku yaal ayaa waxay horey u ahayd Kaniisad ilaahay qeyrkiis
Shirkadda Isgaarsiinta ee Somtel oo Imtixaan ka qaaday Shaqaalaha ay u qaadaneyso Xarunteena Qardho.[Masawirro]‏
(October 14, 2014)
Qardho:-Shirkada isgaarsiinta Somtel oo dhawaan qorsheyneysa in adeegyada shirkadaas ay ka bilowdaan deegaanada Puntland ayaa imtixaan ka qaaday 50 dhalinyaro  oo iskugu jira rag iyo dumar, kuwaas oo
Ra’iisul Wasaaraha DFS oo u ambabaxay Dalka Burundi (Masawiro)
(October 14, 2014)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed, oo gelinkii danbe ee maanta dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho, kadib socdaal shaqo oo
QM,IGAD,(EU) oo soo dhaweeyey heshiiska dhexmaray DFS iyo Puntland
(October 14, 2014)
Garowe:-Qaramada Midoobay, Urur Goboleedka IGAD iyo Itoobiya oo ah Gudoonka Golaha Wasiirada IGAD, iyo Midowga Yurub (EU) ayaa si wadajir ah u soo dhoweeyay heshiiska maanta ay kala saxiixdeen Dowladd
Mar Kale iyo Buuga Loogu Magac Daray Xadka Riddada (2)W/Q Sh Maxamed Idirs
(October 14, 2014)
Arrimaha Buuggani ugu gafey Ummadda iyo Diinteeda mid mid ayaan usoo qaadayaa, Qoraalkii horena waxaan kaga Hadlay Masa’alada 1aad, bal hadda aan xooga buugga ugu daadegno si kooban oo maqaamka qora
Nuqul ka mid ah Heshiiska Puntland iyo DFS oo ay Halgan.net heshay (Akhriso)
(October 14, 2014)
Garoowe:-Waxaa Shabakadda wararka ee Halgan.net ayaa waxaa soo gaaray nuqul ka mid ah heshiiskii saaka ay Dowladda Puntland iyo Dowladda Federaalka Somalia ay ku kala saxiixday magaalada Garoowe heshi
Madaxweynaha Dowladda Puntland oo sagootiyey RW DFS iyo wafdigii uu hogaaminayay(Masawiro)
(October 14, 2014)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa Maanta Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Garoowe ee Caasimada Dowladda Puntland ku sagootiyey Raysal Wasaaraha Dalka Soomali
Ra’iisul wasaaraha DFS oo soo dhaweeyay heshiiska ay gaareen dowladda dhexe iyo Puntland.[Dhagayso]
(October 14, 2014)
Muqdisho, 14, October, 2014…. Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane C/weli Sheekh Axmed Maxamed, ayaa soo dhaweeyay heshiiskii taariikhiga ahaa ee maanta ay kala saxiixdeen do
Qodobada lagu heshiiyey Puntland iyo Dowladda Federaalka ay saxiixeen.[Cod/Masawiro]
(October 14, 2014)
Garoowe:-Dowladda Puntland iyo Dowladda Federaalka Somalia ayaa maanta magaalada Garowe ku kala saxiixday heshiis 12 qodob ka kooban, ka dib markii muddo 3 maalmood ah wadahadal u socday. Qodobada lag

Next Page »