Caaqil Maxamuud Yuusuf Boos oo lagu caleemo saaray magaalada Boocame.[Masawiro]

December 8, 2014 - Written by Editor

1Boocame:-Waxaa dhacday Degmada Boocame xaflad si weyn loo soo abaabulay oo aad u ballaadhan, xafladaas oo lagu caleema saarayey Caaqil Maxamuud Yuusuf Boos.Caaqil Maxamuud Yuusuf Boos ayaa kamid noqon doona cuqaasha Gobolada Sool Sanaag Iyo Cayn waxaana munaasbadan ka sooqayb galay dadwayne aad u fara badan Culimo aqoon yahano Sidoo kale waxaa halkaas siwayn oagahadlay Cuqaasha.

Caaqil Lagu Caleemo Saaray Magaalada Boocame Caaqil Maxamuud Yuusuf Boos deegaanka Boocame waxaana ay ka sheekeeyeen sida ay ugu farax sanyihiin Caleemo saarka Beesha Reer Cabdi, ay ku caleemo saareen Caaqil Maxamuud Yuusuf Boos waxaan leenahay caaqil ku soo dhawoow maanta laga bilaabo ka mid noqoshaha  Cuqaasha Beesha  Xassan Ugaas, Saciid Haruun.

Ugaaska Beesha Xassan Ugaas, Ugaas Cabdillaahi Isse Nuur, Cuqaasha ayaa halkaas ku caleemo saaray Caaqilka Cusub waxaana Qudbad qiimoleh ka soojeediyay Halkaas  Ugaas, Ugaas Cabdillaahi Isse Nuur oo ku amaanay beesha qaaqilka inay soodoorteen shaqsi muxtarim ah Ugaaska ayaa halkaa ogaduceeyay dhamaan dadkii ka soo qayb Galay Munaasibada Caleemo saarka.

kulan oo aan ku sugnaa ayaa waxa uu ahaa midaan hore ugu arag goobaha kale halkaas oo ay kamuuqatay farxad aad u qiimobadan oo dadkii soo jiidatay oo ay la dheceen caleemo saarka waxaa kaalin aan lahil maamikarin ka qaatay Hooyooyinka ururda bulshada gaar ahaan guuto koobaad oo hidaha iyo dhaqanka ku xardhay Goobtaas.

Boocame waxa ay kamid tahay Goobaha ugu soo dhawaynta fiican Gobollada Sool Sanaag iyo Cayn waxaana ku nool dad jecel dadka ay dhulka iyo dhiigaba wadaagaan waxaana dareemaysaa markaad joogto inaad joogto magaalo aad waligaa daganayd magaaladan waxaad ka helaysaa guud ahaan adeegyada Caafimaadka waxbarashada  waana halka kaliya ee gobolka Sool leh biyo Joogto ah gaar ahaan biyo gashan.

no images were found

C/kariim C/laahi
Lascand,Somalia

Leave a comment

*

Archives
December 2014
M T W T F S S
1234567
891011121314
15161718192021
22232425262728
293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online