Mu’assasada Al minhaaj Galdogob Siminaar u qabatay ardayda iskuulada Galdogob(Masawiro)

December 30, 2014 - Written by Editor
6Galdogob :-Maalinimadii Isniinta ee 29/12/2014 waxaa lasoo gabgabeeyey siminaar soconayey 3 bari oo Mu’assasada Al minhaaj Galdogob u qabatay ardayda iskuulada , ardaydaasoo laga soo xulay dugsiyada sare iyo fasalada 8aad ee dugsiga dhexe, ee  iskuulada Galdogob, Caynushamsi, Imaamu shaafici iyo Al-nuur ayaa si xamaasadi ku jirto uga qaybqaatay siminaarka.
  Ardayda oo ku jirtay xiligii fasaxa teeramka dhexe ayaa lagu barayey casharo isugu jira xirfadaha ay ku horumarin karaan waxbarashadooda iyo wacyigalin diini ah, wuxuuna u qabsoomay sidii loogu talogalay, halka ardaydu uga qayb qaateen nashaadaad ay ku muujinayeen xirfadahooda, ayagoo soo jeediyeen nashaadaad wax ku ool ahaa.
Siminaarka oo uu furay maamulka degmadu ayaa waxaa kaloo kasoo qayb galay furitaankiisii waxgarad isugu jiray culumo, caaqilo, ganacsato, qurbajoog dhamaantoodna waxay soo dhaweeyeen dadaalada Alminhaaj ay ka wado degmada galdogob, waxay kaloo ardayda ku dhiirigaliyeen inay siminaarka ka faaiidaystaan.

no images were found

Mu’assasada Al minhaaj Galdogob
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
December 2014
M T W T F S S
1234567
891011121314
15161718192021
22232425262728
293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online