Safarkii Wariyaha BBC-da Maxamed Ibrahim Macalimu ee Puntland.[Dhagayso]

December 31, 2014 - Written by Editor

GarooweXaafuun:-Waxaa dhawaan safar shaqo ku tegay deegaanada Puntland weriyaha BBC-da Maxamed Ibrahim Macalimu , waxaan safariisa uu ka soo bilaabay magaalada Gaalkacyo ilaa Xaafuun isagoo dhulka maraya waxaan uu ku safray dhul gaaraya ilaa 1000 KM. Weriyaha BBC-da Maxamed Ibrahim Macalimu ayaa socdaalkiisa shaqo waxaa uu u jeedkiisa uu ahaa in uu warbixin ka soo diyaariyo sanadguuradii 10-aad ee ka soo wareegatay markii ay duufaantii Tsunami ee ku dhufatay qeybo ka mid ah gobolka Bari ee Soomaaliya.

Hoos ka Dhagayso warbixinta Weriyaha BBC-da Maxamed Ibrahim Macalimu

[audio: http://k003.kiwi6.com/hotlink/m8wwgf4glv/puntland_trip_au_bb.mp3]

Halkaan ka Dhagayso Mp3

Wariye Maxamed Ibrahim Macalimu
BBC, Garoowe

Leave a comment

*

Archives
December 2014
M T W T F S S
1234567
891011121314
15161718192021
22232425262728
293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online