Sheekh Maxamed Maalin Guur oo ku geeriyooday Magaalada Muqdisho

December 9, 2014 - Written by Editor

tacsiMuqdisho:-Waxaa maanta magaalada Muqdisho ku geeriyooday allaha u naxariistee Sheekh Maxamed Maalin Guur oo ka mid ah culumada Soomaaliyeed ee sida weyn looga yaqaan gobalada Jubooyinka gaar ahaan magaalada Kismaayo.

Sheekh Maxamed Maalin Guur ayaa waxaa uu ka mid yahay culumada Soomaaliyeed ee qeybta weyn ka soo qaatay faafinta dacwada Salafiga ah waxaan alle ugu baryeynaa Sheekha in uu alle janada Firdowsa uu ka waraabiyo Aaamiin.

Maamulka Halgan.net ayaa tacsi gaar ah diraya ehelada iyo qaraabada Sheekh Maxamed Maalin Guur رحمه الله رحمة واسعة
وألهم أهله الصبر والسلوان آمين

Maamulka Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
December 2014
M T W T F S S
1234567
891011121314
15161718192021
22232425262728
293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online