U dabaal dega Sanadka Cusub Sh.Fu’aad Xaaji Nuur.[Dhagayso]

December 31, 2014 - Written by Editor

Boosaaso:-Sh Fu’aad Xaaji Nuur oo ka mid ah culimada ku nool degaanada Puntlland ayaa waxaa uu kalimada kooban uu uga hadlay wax ay shareecada Islaamku ay ka qabto in dadka muslimiinta ah ay ciid ka dhigtaan ama u dabaal degaan sanadka cusub ee miilaadiga arrin kaas oo ah mid aan waafaqsanayn shareecada Islaamka.

Sheekh Fu’aad Xaaji Nuur ayaa waxaa uu dadweynaha uu ku booriyey in ay ka fogaadaan wax aan diinta islaamku aysan ku banaanayna oo haddii ay dadku ku dhacaan ay khatar noqonayso in ay dadku ku halaagsamaan aduun iyo aakhiro. culimada soomaaliyeed ayaa dibaada iyo gudo ka bilaabaty wacyi gelin ay dadweyanaha soomaaliyeed uga digayaan in ay u dabaal degaan sanadka cusub

Hoos ka Dhagayso Kalimadii uu Sh Fu’aad Xaaji Nuur uga hadlay dabaal dega sanadka cusub

[audio:https://halgan.net/Mp3/UdabaaldagaCiidaKirismiskaFuaad.mp3]

ama Halkan MP3

Halgan.net

 

 

Leave a comment

*

Archives
December 2014
M T W T F S S
1234567
891011121314
15161718192021
22232425262728
293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online