
(July 6, 2015)
Qardho:-Tartankan oo ahaa mid ardayda ay ku tartamayeen 30 ka jus, 20 ka jus, iyo 10 ka jus ayaa socday mudo laba maalmood ah waxaana lagu soo gabagabeeyay Xaflad Abaalmarino iyo lacago cadaan ah lagu

(July 6, 2015)
Garoowe:-Wasiirkii hore ee Wasaarada Caafimaadka Dr.Saadiq Eenoow ayaa maanata waxaa uu xilka ku wareejiyey wasiirka cusub ee caafimaadka Dr.C/naasir Cismaan Ciise, iyadoo goobta xil wareejinta ay

(July 6, 2015)
Burco:-Masaajidka weyn ee Jaamicul Madiina (Indhodeero) ee magaalada Burco waxaa ka bilaamatay xaflad lagu daah furayey Dawradii la magac baxday Sheekh.Maxamed Bin C/wahaab,dawradaan oo ahayd Dawradii

(July 6, 2015)
London:-Dhawaan waxaa magaalada Cadaado lagu doortay madaxweynaha cusub ee dowlad goboleed ka Gal-Mudug, Cabdikariim Xuseen Guuleed oo durbaba mucaarad xoog leh kala kulmay maamulka Puntland. Wasii

(July 6, 2015)
Boosaaso:-Culimada iyo Gurdiga gurmadka qaxootiga Yemen ee Puntland ayaa shalay raray qaxooti gaaraya 300 oo qof , waxaana dadkani ku wajahan yihiin koonfurta Soomaaliya gaar ahaan magaalada Muq

(July 6, 2015)
Garoowe:-Waxaa maantay si rasmi ah loogu soo afmeeray tartanka Qur'aanka kariimka oo ka socday Masjidka Al-Huda magaalada Garoowe Tartankaan ayaa ahaa mid saddexdii bari ee la soo dhaafay ka socday ma

(July 6, 2015)
Boosaaso:-Xawaalada Tawakal oo ah xawaaladaha ugu balaaran ee gobollada Puntland iyo daafaha caalamka ka hawlgasha ayaa maanta oo ah maalin Axad ah Taariiqduna ay ku beegna tahay July 05, 2015 waxa ay
![]() |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|