Khudbadii Jimcaha ee Masjidka Abu Bakar ee Nairobi -Sheekh Cali Wajiz [Daawo]
(July 3, 2015)
Nairobi:-Sheekh Cali Wajiz ayaa maanta waxaa uu Khudbadii Jimce kaga hadlay bisha Ramadaanku in ay tahay guusha Muslimiinta waxaan uu Sheekh Cali Wajiz ayaa ku dheeraaday guulihii ay gaareen Muslimiin
Dowladda Puntland oo Madaxweynaha DDSI u dirtay Hambalyo Bogaadin
(July 3, 2015)
Garoowe:-Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa  Hambalyo iyo Bogaadin u diray Madaxweynaha Dawladd Deegaanka Soomaalida Ethiopia Cabdi Maxamuud Cumar iyo Golaha Dhexe ee
Fataawaa(su’aalo iyo jawaabo) Sh Maxamuud Maxamed Shibli[Daawo]
(July 3, 2015)
Nairobi:-Waxaan idiin soo gudbinaynaa fataawadii u danbeesay ee ka baxday masjidka Al-hidaaya ee magaalada Nairobi, waxa su'aalaha diiniga ah oo aad u mihimsan ka jawaabaayo Sh Maxamuud Maxamed Shibli
Ra’iisul Wasaare ku xigeenka DFS oo ka qayb galay xus loo samaynayey 53 guuradii ka soo wareegatay Xoriyadda dalka Burundi
(July 3, 2015)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Xukuumadda F. Soomaaliya Mudane  Maxamed Cumar Carte iyo xubno ka tirsan golaha Wasiiradda oo ay ka mid yihiin Wasiirka Gaashaandhigga Gen. C/qaadir Sheek
Sh Dr C/raxmaan Sh Cumar oo booqasho dacwadeed ku tegay Koonfur Afrika.[Masawiro]
(July 3, 2015)
Johannesburg:-Waxaa booqasho dacwo inoogu yimid dalkan Koonfur Afrika Sh. Dr Cabdiraxmaan Sheekh Cumar oo ah Guddomiyaha guud ee Majlis Imaam Waqooyiga Ameerika Xaruntiisuna tahay magaalda Minnesota e
Mu’asasada Al-Minhaaj oo Deeq Raashiin ah u qaybisay In ka badan 1000 Qoys.[Masawiro]
(July 3, 2015)
Qardho:-Mu’asasada Al-Minhaaj ee dacwada iyo horumarinta bulshada iyo wasaarada cadaalada dowlada Puntland ayaa deeq raashiin ah soo gaarsiiyay 1000 Qoys oo isugu jira Qoxootiga Yamani yiinta, Barak
Heerarka qabyaaladda (hooyo masaajidka tolkay i geeya, idinkuna kan tolkiin aada!!!).  
(July 3, 2015)
Garoowe:-Qabyaaladdu iyada oo xun ayay sii kala liidataa. Iyada oo foolxun qof kasta oo ku dhaqma ayay ku sii kala fool xuntahay dadka. Tusaale ahaan qabyaaladda ay falaan sheekha, aqoonyahanka iyo qo
Soonku waa fursadii aad sigaarka ku joojin laheyd Sh Abdirisaq Sugule.[Daawo]
(July 3, 2015)
Helsinki:-Iyadoo ay jirto in bisha barakaysan ee Ramadaan ay wadato risaalo weyn oo nafta ku tarbiyaynaysa Alle ka cabsi, hufnaan iyo in ay naftu u gudubto xaalad ka wanaagsan tii ay ku sugnayd Ramada
Ilaahay bari adigoo rumeysan inuu kaa aqbalayo. Sh. Cabdulqaadir Boobe [Daawo]
(July 3, 2015)
Nairobi:-Sh.Cabdulqaadir Boobe ayaa dadka muslimiinta ah ku booriyey iney badi yaan baryada rabbi. Sheekha ayaa sheegay in baryada rabbi ay ka mid tahay cibaada diisa, isla markaana uu Illaahay jecel