Axkaamta Zakatul fitri Sh Maxamuud Shibli.[Daawo Video-ga]
(July 15, 2015)
Nairobi:-Waa muxaadaro cusub oo ka hadleysa Zakaatul fitri iyo Axkaamtiisa, waxaa soo jeedinaya Sheekh Maxamuud Shibli, ka faa'iidaysi wac. Hoos ka Daawo muxaadaradii Axkaamta Zakatul fitri Sh Shibli
Xaggee marayaa Shirkii u dhexeeyey DFS, Puntland iyo Jubaland.[Dhagayso]
(July 15, 2015)
Garoowe:-Magaalada Garoowe ee xarunta Maamul Gobolleedka Puntland waxaa maalmahaan ka socday shirar ay lahaayeen Dawladda Federaalka ah ee Soomaaliya iyo Maamul Gobolleedyada Puntland iyo Jubaland. W
Dawrooyinkii Sayfiga ahaa oo lagu soo gabagabeeyey Masjidka Jaamicul Madiin ee Burco.[Masawiro]
(July 15, 2015)
Burco:-Masaajidul Jaamicul madiina (Indhodeero)  ee Magaalada Burco waxaa   lagu soo xidhay  xaflad  lagu khatimayey  Dawradii   la magac baxaday  Shiikh Maxamed Bin C/wahaab.  Dawradan  oo
Gudiga suuqlayda Digil iyo Mirifle ee Boosaaso oo 10.000 dollar ku wareejiyey gudiga gurmadka Qaxootiga.[Masawiro]
(July 15, 2015)
Boosaaso:-Shalay galab ayaa waxaa gudi iskood isku abaabulay oo ka socdo Suuq layda ka soo jeeda Digil iyo Mirifle ay culimada iyo gudiga gurmadka qaxootiga Yemen soo gaarsiiyeen deeq lacageed  oo
Wasiirka Gaashaandhigga “Waxaan xoojin doonaa tayada iyo tababarka Ciidamadda Xoogga dalka Soomaaliya, si cadowga looga guuleysto”
(July 15, 2015)
Muqdisho, July 15, 2015…Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Gen. C/qaadir Sheekh Cali Diini, ayaa maanta kormeer ku tagey xarumo dhowr ah oo leeyihiin Ciidamadda Xoogga dalka Soomaaliyed, waxana uu h