Tartankii Quraanka Kariimka ee ka socday Gaalkacyo oo la soo gabagabeeyey.[Masawiro]
(July 4, 2015)
Gaalkacyo:waxaa lagu soo gaba gabeeyay Magaalada Gaalkcyo  ee xarunta Gobalka Mudug Tartankii is reebreebka ee  dagmooyin iyo tuulooyinka Gobalka. Tartankaan ayaa bilowday  Sabtidii hore oo ku bee
Cabdikarim Xuseen Guuleed oo loo doortay Madaxweynaha Gal-mudug
(July 4, 2015)
Cadaado:-Waxaa goor dhow soo gabagaboobay doorashadii madaxtinimada Maamul ka Galmudug ee maanta ka dhaceysay degmada Cadaado, iyadoo madaxweyne loo doortay Cabdikarim Xuseen Guuleed , Wasiirkii hore
Tartanka Qur’aanka Kariimkaa ee Gobolka Nugaal ayaa ka furmay magaalada Garowe.[Masawiro]
(July 4, 2015)
Garoowe:-Waxaa maantay sirasmi ah ugu bilowday Masjidka Al-huda magaaldda Garoowe Tartanka Qur'aanka kariimka  Tartankaan oo ah mid loogu soo baxayo Tartanka Heer Puntland ayaa ahaa sanad kaan mid aa
Culimada iyo gudiga gurmad qaxootiga Yemen oo qaxooti gaaraya 260 qof degaanadoodii u ambabixiyey.[Masawiro]
(July 4, 2015)
Boosaaso:-Culimada iyo Gurdiga gurmadka qaxootiga dalka Yemen ee Puntland  ayaa galabtay  u raray qaxooti gaaraya 260 oo qof deegaanadii ay ka yimaadeen , waxaana dadkan badankooda ay u socdaaleen m