DAAWO:- Wareysi Gaar Ah Oo Ra’isulwasaaraha JFS uu Siiyey TV Qaranka
January 3, 2018 - Written by EditorRa’isulwasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa Telefishinka Qaranka Soomaaliyeed siiyey wareysi uu kaga hadlayo xaalada guud ee dalka, howlaha ugu muhiimsan ee Xukuumaddu ay qabatay sanadkii tagay ee 2017 iyo qorshayaasha u degsan 2018.
Hoos Ka Daawo Wareysiga Ra’isulwasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliy Xasan Cali Kheyre.
SONNA
Halgan.net