![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2018/01/26219471_1712834882081887_840850520905813113_n.jpg)
(January 8, 2018)
Garoowe:-Waxaa maanta si rasmi ah loogu daahfuray magaalada Garoowe ee xarunta Dowladda Puntland Garoonka diyaaradaha ee Garoowe oo loogu magacdaray Gen. Maxamed Abshir Muuse Airport. Garoonka ayaa wa
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2018/01/5I2A3194-1.jpg)
(January 7, 2018)
Garoowe:-Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa caawa oo taariikhdy tahay 07 January 2018 ka qayb galay kulan wadatashi ah oo udhexeeyay dawladda federaalka ee Soomaaliya
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2018/01/21a2-638x851.jpg)
(January 7, 2018)
Garoowe:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa ku sugan magaalada Garoowe halkaas oo uu kulamo wadatashi ah kula yeelanayo
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2018/01/5I2A2944.jpg)
(January 7, 2018)
Madaxwaynaha dawladda Puntland Dr.Cabdiwe Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo taariikhdu tahay 07 January 2018 ayaa waxa uu kusoo dhaweeyay magaalada Garoowe ee caasimadda dawladda Puntland Madaxwaynaha
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2018/01/FB_IMG_1515178830801.jpg)
(January 7, 2018)
Boosaaso:-Waxaa dhamaan walaalaha muslimiinta lagu wargalinayaa in ay ka qayb qaataan mashruuca balaarinta iyo dib u dhiska Masjidka Dulxija oo ku yaala magaalada Boosaaso. Masjidkaan oo horay loo dhi
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2018/01/Farmajo-640x480-640x480-324x235.jpg)
(January 7, 2018)
Garoowe:-Madaxweynaha dowlada Federaalka Soomaaliya Maxamed C/laahi Farmaajo iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray magaalada Garoowe ee xarunta dowladda Puntland. Wafdiga Madaxweynaha Madaxweynaha dowl
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2018/01/farmaajo.jpg)
(January 6, 2018)
Garoowe:-Madaxweynaha dowlada Federaalka Soomaaliya Maxamed C/laahi Farmaajo iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa la filayaa in maalinta beri ah ay safar shaqo ku yimaadaan magaalada Garoowe ee xarunta dowla
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2018/01/DSC02221-1.jpg)
(January 5, 2018)
Madaxwaynaha dawladda Puntland Dr.C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa maanata oo taariikhdu tahay 05 January 2018 soo kormeeray Garoonka diyaaradahaa magaalada Garoowe oo dhismihiisu soo gaba-geboobay
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2018/01/26196143_927782034053648_1140940920951607238_n.jpg)
(January 4, 2018)
Muqdisho:-Waxaan saaka aniga oo Airport-ka u socda, si aan u agaasimo booqashada madax weynaha JFS ee Puntland, idaacaddaha ka ogaaday in xilkii la iga qaaday. Xilku waa meerto waana loo siman yahay.
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2018/01/YG-with-map.jpg)
(January 4, 2018)
Maanta oo ah Khamiis, taariikhdu ay tahay 4-ta January sannadka 2018, oo aan xalay aniga iyo Wasiiru Dowluhu ku daahnay howl uu Ra’iisal Wasaaruhu ii xil saaray in aan maanta soo hor dhigo Golaha Wa
![]() |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|