War-saxaafadeed ay soo saartay Wasaaradda Arimaha Diinta iyo Ow-qaafta DFS
January 2, 2018 - Written by EditorWar-saxaafadeed ay soo saartay maanta Wasaaradda Arimaha Diinta iyo Ow-qaafta ee Soomaaliya ayaa amar lagu dul-dhigaay Maamullada Masaajidyada iyo Xarumaha Diinta lagu barto ee ku yaalla magaalada Muqdisho iyo dhammaan gobolada dalka Soomaaliya.
Wasaaradda ayaa sheegtay in arintaan ay oga gol-leedaha ka war heynta xarumaha lagu barto arimaha Diinta iyo Masaajiyada.
no images were found
C/Casiis Maxamed
Halgan.net