Gudoomiyaha Baarlamaanka Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya ”Anigu isma casilayo .[ Video]
April 3, 2018 - Written by EditorMuqdisho:-Gudoomiyaha Baarlamaanka Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Sh.Cismaan Jawaari ayaa waxaa uu eed u soo jeediyey Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed C/laahi Farmaajo isagoona ku eedeeyey in uu la saftay garabka Ra’iisul wasaare Xassan Kheyre ka dib markii uu ku guul daraystay in uu xal u raadiyey khilaafka ka dhex aloosan golaha sharci dejinta iyo kan xukuumada.
Hoos ka Akhriso warsaxaafeed ka soo baxday Gudoomiyaha Golaha Baarlamaanka Federaalka
A/cawaale
Halgan.net