Madaxweynaha Jubaland oo gaaray deeegaanka BuuloXaaji
(June 18, 2024)
Kismaaayo:-Madaxweynaha Dowladda Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta booqasho ku tagay deeegaanka BuuloXaaji ee gobolka Jubada Hoose oo dhawaan laga xoreeyay Khawaariijta. Madaxweynah
Madaxweynaha Galmudug oo baaq nabad ah jeediyey.
(June 15, 2024)
Guriceel:-Madaxweynaha Dowladda Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa gaaray deegaanno ka tirsan waqooyiga Gobolka Galgaduud, kuwaas oo maalmo ka hor uu ka dhacay dagaal u dhaxeeya beelo walaala a
Madaxweyaha Puntland oo furay Kal-fadhigga 54-aad ee Golaha Wakiillada Dowladda Puntland
(June 15, 2024)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo uu weheliyo Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Mudane Ilyaas Cismaan Lugatoor, ayaa maanta furay Kal-fadhigga 54-aad ee Golaha W
Madaxweynaha Puntland oo Shir-guddoomiyey shirka golaha wasiirada Puntland
(June 13, 2024)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo uu weheliyo Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Mudane Ilyaas Cismaan Lugatoor, ayaa Shir-guddoomiyey Shirka Golaha Wasiirada oo
Madaxweynaha DFS oo kulan la qaatay Ra’iisul Wasaaraha dalka Norway, Jonas Gahr Støre.
(June 11, 2024)
Norway:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta kulan la qaatay Ra'iisul Wasaaraha dalka Norway, Mudane Jonas Gahr Støre. Madaxweynaha iyo Ra'ii
Madaxweynaha Puntland oo ka qeyb galay xuska maalinta Deegaanka Aduunka
(June 5, 2024)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta ka qayb-galay munaasabadda xuska maalinta Deegaanka Aduunka oo sanad kasta loo dabaaldego (05-ta Bisha June), taasi