Madaxweynaha JFS oo magacaabay Agaasimaha Fulinta ee Sanduuqa Qaran ee Cimilada
(June 30, 2024)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka duulaya dib u habaynta iyo horumarinta qorshaha qaran ee isbeddelka cimilada ayaa Xeer Madaxweyne LR.235,
Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo furay Munaasabadda Mashruuca CAAFAG.
(June 30, 2024)
Garoowe:-Ku-simaha Madaxweynaha Dowladda Puntland Ahna Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Mudane Ilyaas Cismaan Lugatoor, ayaa ka qeybgalay Munaasabadda qalinjebinta Dufcadii 7-aad ee Caruurta colaadaha