Madaxweynaha Puntland oo Shir-guddoomiyey shirka golaha wasiirada Puntland
June 13, 2024 - Written by EditorGaroowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo uu weheliyo Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Mudane Ilyaas Cismaan Lugatoor, ayaa Shir-guddoomiyey Shirka Golaha Wasiirada oo todobaadkan looga hadlay Amniga, Yoolasha ay mudnaanta siinayaan Guddiyada Golaha Xukuumaddu 2024-2029, Xeerka sahminta saameynta deegaanka iyo qodobo kale .
-DHAMMAAD-
-XAFIISKA WARFAAFINTA MADAXTOOYADA DOWLADDA PUNTLAND-